SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,280 episodesLatest about 22 hours agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 2

  1. Japan oo Boqol jirro-dii Aduunka Ugu Badnaa Diiwaan-gelisey: Maxyanu Ka Baran Karnaa?

    Sannadkan, dalka Japan wuxuu noqoday dalkii ugu horreeyey dunida ee ay tirada dadka 100 jirrada ahi, kor u dhaafto100,000 oo qof. Tolow, ma cunidda kalluunka aan la karinnin baa, m…

    09:51
  2. SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 30 September 2026

    Dhegeyso warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 30 September 2026. #sbsaudiopodcast

    09:13
  3. Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 30 September 2026

    Ra'iisal-wasaare Xamse oo u jawaabey M.weyne Saciid Deni, dagaalladii Baydhabo iyo doorashada Galmadug ayaa ka mid ah wararka Soomaaliya ee maanta. #sbsaudiopodcast

    11:10
  4. Joojinta khidmadaha Kaararka: Maxay Uga Dhigan Tahay Macaamiisha iyo Ganacsiyada?

    Laga bilaabo 1-da Oktoobar, marka qofku kaarkiisa taabsiiyo mechinka EFTPOS-ka, ama uu internetka wax kaga bixiyo, laguma dari doono khi,dmadaas dheeraadka ah. Taas macnaheedu waa…

    07:18
  5. Who really runs Australia, and where you fit in | How Australia Works - Yaa Dhab Aahaan Australia Xukuma, Xaggee Baadse Kaga Aaddaa Adigu| How Australia Works

    Do you know who can help you with a business permit, a rental problem or family support? Through the stories of Fedele, Carol and Abeer, learn how Australia’s three levels of gover…

    07:57
  6. You are already inside the system | How Australia Works - Durba Ka Mid Baad Tahay Nidaamka | How Australia Works

    How do Australia’s governments, laws and public services affect your everyday life? Through real stories, this introduction to the series shows you where to start when you need inf…

    03:57
  7. SBSSomali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 28 September 2026

    Warka Autralia iyo Caalamka ee Isniin 20 September 2026 halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

    04:22
  8. SBS Friday Somali Program Full: Barnaamijkii Jimce, 25 September 2026 oo Dhammaystiran

    Barnaamijii Jimce 25 September 2026 oo ku celis ah halkan ka dhegeysto. wararkii Australia iyo Caalamka, wararkii Soomaaliyo iyo macluumaad kale ayaa ka mid ah. #sbsaudiopodcast

    41:43
  9. Breast screening: What to expect and why it matters - Australia Explained: Baaritaanka Kansarka Naasaha

    Regular breast screening can help find breast cancer early, before you notice any signs or symptoms. Screening is free for eligible women or people at risk of breast cancer. It tak…

    12:43
  10. SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 25 September 2026

    Warkii Australia iyo Caalamka ee Jimce 25 September 2026, halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

    09:48
  11. Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 25 September 2026

    Wararkii naga soo gaarey Muqdisho ee Soomaalia maanta oo Jimce ah, 25 September 2026, halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

    08:27
  12. Trump Iyo Warbaahinta: Ilaa Xadkee Ayuu Aqalka Cad Xannibi Karaa Saxaafadda?

    Go’aankii uu Donald Trump Aqalka Cad uga joojiyey warbaahinta CNN, MSNBC iyo Politico ayaa dib u huriyey dood ku saabsan xorriyadda saxaafadda ee Maraykanka. Saddexdan warbaahinood…

    06:45
  13. SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 24 September 2026

    Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 24 September 2026, halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

    03:56
  14. SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 23 September 2026.

    Wararkii Australia iyo Caalamka halkan ka dhegeyso - Arbaco 23 September 2026. #sbsaudiopodcast

    11:52
  15. Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 23 September 2026

    Warkii Soomaalia naga soo gaarey saaka oo Arbaco ah, 23 September 2026, halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

    06:11
  16. Cimiladu Way Sii Kululaanaysaa. Sidee U Saamaynaysaa Summerkii Australia ee La Jeclaa?

    Xilliga Summer-ka ee Australia waxaa muddo dheer lagu yaqaanay xeebaha oo lagu xoomo, fasaxyada iyo maalmaha qorraxda leh. Laakiin maaddaama uu heerkulku sii kordhayo, dababka kaym…

    10:18
  17. SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 22 September 2026

    Wararka Australia iyo Caalamka ee Talaado 22 September 2026 halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

    04:35
  18. SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 21 September 2026

    Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 21 September 2026 halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

    04:28
  19. SBS Somali Friday Program Full: Barnaamijkii Jimce 18 September 2026 oo dhan

    Dhegeyso ama kusoo cesho barnaamijkii Jimce 18 September 2026 oo dhammayst tiran oo xayaysiisyadii laga reebay. #sbsaudiopodcast

    43:48
  20. #119 Talking about hay fever (Med) - Learn English #119: Ku baro Ingiirsi ka hadalka xasaasiyadda (Hay Fever)

    Learn English useful for talking about hay fever. Practise everyday phrases for describing symptoms, talking about medicine, and responding kindly when someone has hay fever. - Bar…

    11:30
Now Playing