
Podcast

Supporting your child’s connection with the world’s oldest continuing living culture is one of the greatest gifts you can offer them while raising them in Australia. But if you’re…

Halkan ka dhegeyso wararkii Australia iyo Caalamka ee Jimce 28 August 2026.

Warkii Soomaaliya oo Muqdisho naga soo gaarey maanta oo Jimce ah halkan ka dhegeyso.

Jawahir Dahir oo ah guddoomiyaha ururka Global Somali Diaspora (GSD) ayaa ka warrantay guud ahaan ujeeddooyinka iyo howlaha ururka iyo gaar ahaan shirweynaha ururka ee 2026 oo sann…

Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo Caalamka ee Khamiis 27 August 2026

Halkan ka dhegeyso Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 26 August 2026

Warka Soomaaliya ee Arbacada waxaa ka mid ah, Maxakamadda Sare ee Soomaaliya oo amartay in doorashooyinkii Galmudug aanay waafaqsanayn dastuurka isla-markaana dib loogu celiyo.

Dhegeyso Waraysiga Keif Maxamed oo qortay buug ay ugu talo gashay in carruurta Soomaaliyeed iyo qofkii aan Af-soomaali aqoonba ay ka bartaan.

Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 25 August 2026

Dadka Australiya ayaa loogu baaqayaa inay hadda isu diyaariyaan xilliga-Spring-ka oo laga yaabo inuu ka kululaado kuwii hore, iyadoo meelo badan oo dalka ka mid ah laga saadaalinay…

Halkan ka dhegeyso warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 24 August 2026.

If you're first-time parents in Australia, choosing where and how to give birth can feel overwhelming. Whether you go through the public or private health system, it is important t…

Madaxweynah Maraykanka Donald Trump ayaa Iran ugu hanjebey dagaal dhaqaale. Dowladda dhexe ee Australia-na waxaa loogu baaqay inay xuquuqda Aadamaha ka dhigto xuddunta sharciyada d…

Warka Soomaaliya ee Jimice 21 August 2026 waxaa ka mid ah culumo soomaaliyeed oo ku baaqay in la joojiyo dhul-boobka laga sheego Muqdisho. Halkan ka dhegeyso.

Labaatan iyo sagaal ka mid ah gobollada Maraykanka ayaa dacwad kusoo oogey Shirkadda Meta , iyagoo ku eedeynaya shirkadda, inay si ula kac ah u qaabaysay qaar ka mid ah adeegyadeed…

Wararka Australia iyo Caalamka ee maanta oo Khamiis ah halkan ka dhegeyso.

Warkii Australia iyo Caalamka ee Arbaco 19 August 2026 halkan ka dhegeyso.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud oo ka qudbeeyey Gaal-kacyo iyo mucaaradka oo mar kale ku eedeeyey dhul-boob. Halkan ka dhegeyso warkii Soomaaliya naga soo gaarey maanta…

Wax-ka-beddelkii xeerarka xayaysiinta khammaarka ayaa la filayaa in la meel-mariyo ka dib markii ay dowladda iyo xisbiga Coalition-ku heshiis ka gaareen. Dhinaca NDIS-na hoggaaamiy…

Qiimaha dheemanka dabiiciga ah ayaa hoos u dhacay, halka dhinac kalena dheemanka shaybaarka lagu sameeyo uu si weyn u soo caanbaxay. Toddoobaadyo gudohood ayaa lagu soo saari karaa…
