← SBS Somali - SBS Afsomali
You are already inside the system | How Australia Works - Durba Ka Mid Baad Tahay Nidaamka | How Australia Works artwork

You are already inside the system | How Australia Works - Durba Ka Mid Baad Tahay Nidaamka | How Australia Works

SBS Somali - SBS Afsomali
03:57
Play episode

Show notes

How do Australia’s governments, laws and public services affect your everyday life? Through real stories, this introduction to the series shows you where to start when you need information and support, and how to question a decision. - Dowladaha kala duwan, sharciyada iyo adeegyada dadweynaha ee Australia sidee ayay u saameeyaan nolol maalmeedkaaga? Qaybtan hordhaca ah ee taxanaha How Australia Works waxay ku tusaysaa halka aad ka bilaabi karto marka aad u baahan tahay macluumaad ama kaalmo, iyo waxa aad samayn karto haddii aad su’aal ka qabto go’aan lagu gaadhay. How Australia Works is an SBS podcast that uses real stories and clear explanations to help you understand how government work in Australia, how laws are made and changed, and how you can have a say. Listen to the series and find shorter versions in 60 languages on the How Australia Works main page. - How Australia Works waa podcast ay SBS diyaarisay, oo sheekooyin dhab ah iyo sharaxaad cad kuugu soo bandhigaya sida dowladda Australia u shaqayso, sida sharciyada loo sameeyo ama loo beddelo, iyo sida aad uga qayb qaadan karto go'aamada saameeya bulshada. Taxanaha oo dhan iyo noocyadiisa kooban ee lagu diyaariyey 60 luqadood waxaad ka heli kartaa bogga ugu weyn ee How Australia Works

More from this show

More
Now Playing
You are already inside the system | How Australia Works - Durba Ka Mid Baad Tahay Nidaamka | How Australia Works — SBS Somali - SBS Afsomali | Podcast | Josplay Music