
Podcast

Learn English useful for talking about your sick pet. Practise everyday phrases for explaining when an animal is not eating, drinking, or acting normally. - Baro erayo iyo weedho l…

Warkii Australia iyo Caalamka ee Arbaco 5 August 2026 halkan ka dhegeyso .

Marka uu dab-kaymeend ku isku fidiyo dhul ballaaran, wuxuu keenaa muuqaal cabsi leh, laakiin saynisyahannadu waxay leeyihiin khatarta ugu weyniba ma aha dabka qudhiisa — balse waa…

Xisbi kasoo hor-jeestey natiijadii doorashada Galmudug iyo Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo ka hadlay khayraadka Badda Soomaalieed iyo sida ay muhiim u tahay in laga faa'iidesto ay…

Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo Caalamka ee Talaado 4 August 2026

Waxaa hadda la marayaa kala badhka muddadii la rabey in lagu dhammeeyo heshiiska 'Glosing the Gap'. Laakiin hal keliya oo ka mid ay 19-kii yool ee lagu dejijey heshiiska ayaa u soc…

Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo Caalamka ee Isniin 3 August 2026

How do you choose between "not well", "well" and "very well" when the Census asks about your English? Honorary Professor Lynda Yates explains what these answers mean in everyday li…

Halkan kaga soo cesho barnaamijkii Jimcaha 31 July 2026 oo dhammaystiran. Warar iyo warbixinno muhiim ah ayaad ka helaytsaa.

The Garma Festival is Australia’s largest Indigenous cultural gathering where thousands of people travel to a remote town in Nhulunbuy on northeast Arnhem Land in the Northern Terr…

Warka Australia iyo Caalamka ee Jimcaha 31 July 2026 halkan ka dhegeyso.

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo dhaleeceeyey xukuummadda Xasan Sh. Maxamuud, Ra'iisal-Wasaare ku xigeen Saalax Jaamac oo ka hadlay doorashada Galmudug iyo Firdhiye oo ka qudbeeyey…

In kast a oo sicir-bararka uu guud hoos u dhacay, haddana cabbirka uu Bangiga Dhexe si gaar ah u eegto ayaa weli muujinaya in kororka qiimuhu ka sarreeyo heerka uu bangigu doonayo.…

Wararka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 30 July 2026 halkan ka dhegeyso.

Wararkii Australia iyo Caalamka ee Arbaco 29 July 2026 halkan ka dhegeyso. Bangiga dhexe ee Australia oo farta ku haya badhanka kordhinta dulsaarka iyo Iran oo gantaalo ku weerartt…

Wararkii Soomaaliya naga soo gaarey saaka oo Arbaco ah, 29 July 2026, halkan ka dhegeyso.

Gobolka Hunter ee New South Wales wucuu muddo dheer ku tiirsanaa qodiddda dhuxul-dhagaxda iyo warshadaha korontada dhaliya. Maaddaama'se ay Australia si tartiib-tartiib ah ugu guur…

Premier-ka Victoria Jacinta Allan oo is-casishey ayaa ka mid ah wararka Australia iyo Caalamka ee maanta oo Talaado ah.

Wararkii Australia iyo Caalamka ee maanta oo Isniin ah - 27 July 2026, halkan ka dhegeyso.

Halkan kaga soo cesho barnaamijkii Jimcaha 24 July 2026 oo dhammaystiran. Wararkii Australia, Caalamka iyo Soomaaliya ayaa ka mid ah waxyaabaha kuugu diyaar ah.
