← SBS Somali - SBS Afsomali
Trump Iyo Warbaahinta: Ilaa Xadkee Ayuu Aqalka Cad Xannibi Karaa Saxaafadda? artwork

Trump Iyo Warbaahinta: Ilaa Xadkee Ayuu Aqalka Cad Xannibi Karaa Saxaafadda?

SBS Somali - SBS Afsomali
06:45
Play episode

Show notes

Go’aankii uu Donald Trump Aqalka Cad uga joojiyey warbaahinta CNN, MSNBC iyo Politico ayaa dib u huriyey dood ku saabsan xorriyadda saxaafadda ee Maraykanka. Saddexdan warbaahinood ayaa dacwad ka dhan ah maamulka gudbiyey, iyadoo ay shabakadaha waaweyn ee telefishannaduna taageero u muujiyeen. #sbsaudiopodcast

More from this show

More
Now Playing
Trump Iyo Warbaahinta: Ilaa Xadkee Ayuu Aqalka Cad Xannibi Karaa Saxaafadda? — SBS Somali - SBS Afsomali | Podcast | Josplay Music