
Podcast

Halkan ka dhegeyso: Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay xidhiidhkii wada-shaqaynta ka goosteen dowladda Federaalka Soomaaliyeed.

Halkan ka dhegeyso: Services Australia oo waagaas la oran jirey Department of Human Services, ayaa barnaamijka Robodebt isticmaashay intii u dhaxeysay 2015 ilaa 2019. Wuxuu ahaa ni…

Iman Nayef, ayaa laba sannadood oo aanay arkin qoyskeeda tagtay magaalada Tyre ee koonfurta Lubnaan hal maalin uun ka hor intii aanu dagaalku qarxin. Iyada iyo saddexdeeda carruur…

Guddiga Xuquuqda Aadanaha ee Australia ayaa xilligan loo dabbaaldegey Maalinta Caalamiga ah ee la dagaallanka Islaam-neceybka, ku baaqaya tallaabo degdeg ah oo wax looga qabanayo t…

South Africa ayaa ka mid meelaha ay ka dhacaan dembiyada ugu badan ee adduunku. Ciidammada Difaaca Qaranka ayaa hadda loo diray shan ka mid ah sagaalkeeda gobol, si wax looga qabto…

Dowladda Victoria ayaa soo rogeysa xeerar lagu xidhi karo dukaamadada iibiyo tubaakada sharci-drrada ah. Iran-na waxay waddamada caalamka uga digtey inay kusoo biiraan dagaalka ay…

Customs is generally the first point of contact for people entering Australia. Our Border Force Officers are there waiting. They ensure that we don’t bring in prohibited goods that…

Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimcaha oo dhammays tiran. Warar iyo warbixinno nacfi leh ayaa kuugu diyaar ah

Warka Soomaaliya maanta wuxuu ku saabsan yahay bajaajleyda muqdisho oo ka cawdey inay booliisku si khalad ah ula dhamqmeen iyo xukuumadda oo u jawaabtey kunta tilmaantay arrin siya…

Dowladda Federaalka ee Australia ayaa sharci cusub oo xannibaad ku-meel-gaar ah, ku soo rogaysa dadka ka imaanaya dalalka qaarkood oo raba, inay dalka ku soo galaan fiisooyin gaar…

Dadka raba inay guri ka iibsadaan gobolka Victoria ayaa heli doona macluumaadka bed-qabka dhismaha iyo cayayaanka (building and pest reports) oo lacag-la’aan ah, sida uu dhigayo qo…

Qiimaha saliidda ceeriin ee adduunka ayaa kor u kacay, xilli dagaalka Mareykanka iyo Isra’iil ay ku qaadeen Iiran uu ceejiyey, marinnadii ugu muhiimsanaa ee saadka shidaalka iyo ga…

Ururada u dooda xuquuqda aadanaha ayaa cambaareeyey sharci cusub oo ay dowladda Australia soo saartay, kaas oo si ku-meel-gaar ah looga mamnuucayo dadka ka imaanaya dalalka qaarkoo…

Halkan ka dhegeyso warkii ugu dambeeyey ee Soomaalia naga soo gaarey.

Sannadkii 2025, gobolka New South Wales oo qura waxaa laga diiwaangeliyey tiradii ugu badnayd ee ah, haween loo dilay sababo la xiriira tacaddiyada qoyska. Maxaa laga qaban karaa?

Australia ayaa ka jawaabtay codsi uga yimid dalka Imaaraadka Carabta (UAE), iyadoo u dirtay gobolka Khaliijka diyaaradda casriga ah ee E-7-A Wedgetail iyo gantaallo loogu talagalay…

Jasiisradaha Coco Islands ee Australia waxaa ka mid ah Home Island, oo ay ku nool yihiin ilaa 460 qof, kuwaas oo u badan dadka asalkoodu yahay Cocos Malays — waana dad muslim ah oo…

Bishii Diseembar 2025, waxaa si rasmi ah u dhaqan-galay go’aankii ay Australia ku mamnuucday, in carruurta ka yar 16 sano ay isticmaalaan baraha bulshada ee adduunka ugu caansan. W…

Wiil uu dhalay hoggaamiyihii hore ee Iiran, Ayatollah Ali Khamenei, ayaa loo magacaabay inuu noqoda hoggaamiyaha ugu sarreeya dalka Iran. Madaxweynaha Maraykankuna wuxuu sheegay in…

In Australia, government-subsidised rental housing is available for eligible households. Assessment is based on need under criteria that vary depending on your state or territory.…
