SBS Somali - SBS Afsomali
Soomista Ramadanta ee Jasiiraddaha Coco Islands ee Australia artwork

Soomista Ramadanta ee Jasiiraddaha Coco Islands ee Australia

SBS Somali - SBS Afsomali
10:15
Play episode

Show notes

Jasiisradaha Coco Islands ee Australia waxaa ka mid ah Home Island, oo ay ku nool yihiin ilaa 460 qof, kuwaas oo u badan dadka asalkoodu yahay Cocos Malays — waana dad muslim ah oo halkaas degganaa muddo qarniyo ah. Noloshooda iyo sida ay u gutaan soonka wax ka ogow.

More from this show

More
Now Playing
Soomista Ramadanta ee Jasiiraddaha Coco Islands ee Australia — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music