SBS Somali - SBS Afsomali
Guddiga Musuqmaasuqa oo labo mas’uul ku helay musuqmaasuq halis ah Robodebt ka dib artwork

Guddiga Musuqmaasuqa oo labo mas’uul ku helay musuqmaasuq halis ah Robodebt ka dib

SBS Somali - SBS Afsomali
06:54
Play episode

Show notes

Halkan ka dhegeyso: Services Australia oo waagaas la oran jirey Department of Human Services, ayaa barnaamijka Robodebt isticmaashay intii u dhaxeysay 2015 ilaa 2019. Wuxuu ahaa nidaam si otomaatig ah deyn ugu soo saari jiray dadka caawimada dowladda qaata. Maxkamadda ayaa markii dambe xukuntay inuu ahaa mid sharci-darro ah, taas oo keentay inay dowladdu dib u celiso lacag dhan $1.8 bilyan oo laga qaaday dadka.

More from this show

More
Now Playing
Guddiga Musuqmaasuqa oo labo mas’uul ku helay musuqmaasuq halis ah Robodebt ka dib — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music