SBS Somali - SBS Afsomali
Ciidanka Qaranka South Africa oo jidadka Johannesburg lagu daadiyey ammanka sii xumaaday awgii. artwork

Ciidanka Qaranka South Africa oo jidadka Johannesburg lagu daadiyey ammanka sii xumaaday awgii.

SBS Somali - SBS Afsomali
10:03
Play episode

Show notes

South Africa ayaa ka mid meelaha ay ka dhacaan dembiyada ugu badan ee adduunku. Ciidammada Difaaca Qaranka ayaa hadda loo diray shan ka mid ah sagaalkeeda gobol, si wax looga qabto dhibaatooyinka sii kordhaya.

More from this show

More
Now Playing
Ciidanka Qaranka South Africa oo jidadka Johannesburg lagu daadiyey ammanka sii xumaaday awgii. — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music