SBS Somali - SBS Afsomali
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Khamiis 12 March 2026 artwork

SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Khamiis 12 March 2026

SBS Somali - SBS Afsomali
05:38
Play episode

Show notes

Dadka raba inay guri ka iibsadaan gobolka Victoria ayaa heli doona macluumaadka bed-qabka dhismaha iyo cayayaanka (building and pest reports) oo lacag-la’aan ah, sida uu dhigayo qorshe cusub oo ay soo bandhigtay Premierradda Victoria, Jacinta Allan.

More from this show

More
Now Playing
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Khamiis 12 March 2026 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music