SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,207 episodesLatest 3 days agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 5

  1. 2026 Census: What you need to know to ensure you’re counted - Australia Explained 2026 Census: Waxa aad u baahan tahay inaad ogaato si laguu tiriyo

    The 2026 Census is on Tuesday 11 August and every person in Australia on this night must be counted. Census data is used to understand where we live, the languages we use at home (…

    10:32
  2. SBS News Somali: Wararka Australia iyo Caalamka ee Isniin 13 July 2026

    Wararkii Australia iyo Caalamka ee Isniin 13 July 2026, halkan ka dhegeyso.

    04:34
  3. SBS Somali Program Friday: Barnaamijkii Jimcaha 10 July oo dhammays tiran

    Barnaamijkii Jimce 10 July oo dhammaystiran halkan ka dhegeyso. Wararka Australia iyo Caalamka, Wararkii Soomaaliya iyo warbixinno kale oo faa'iido leh ayaa kugu sugaya.

    45:13
  4. Mbappé oo Faransiiska gaarsiiyay afarta kooxood ee ugu sarreeya

    Maalinkii 29aad ee koobka FIFA World Cup 2026, kooxda France ayaa u gudubtey Semi-finalka ka dib markii ay Morocco kaga badiyeen 2-0. Xiddiga France, Kylian Mbappe ayaa Lionel Mess…

    04:36
  5. Somalia News: Wararkii Soomaaliya ee Jimce 10 July 2026

    Halkan ka dhegeyso wararkii maanta oo Jimce ah naga soo gaarey magaalada Muqdisho.

    09:52
  6. How to get into inclusive football in Australia - Australia Explained: Kusoo Biir Cayaarta Kubadda Cagta

    It’s no exaggeration when we hear that the FIFA World Cup is bringing the world together. After all, football is known as the world’s most popular sport. But football really begins…

    12:44
  7. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Khamiis 9 July 2026

    Wararkii Australia iyo Caalamka ee Khamiis 9 July 2026 halkan ka dhegeyso.

    04:20
  8. Argentina iyo Switzerland oo xaqiijistay boosaskii ugu dambeeyay ee wareegga siddeedda

    Siddeedda xul ee gaaray wareegga siddeedda ee Koobka Adduunka ayaa hadda la ogaaday, kaddib markii Argentina ay guul cajiib ah ka gaartey kulankii Masar, halka Switzerland-na ay Co…

    05:35
  9. SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 8 July 2026

    Wararkii Australia iyo Caalamka ee maanta oo Arbaco ah, halkan ka dhegeyso.

    11:48
  10. Somalia News: Wararka Soomaaliya ee Arbaco 8 July 2026

    Wararkii Soomaaliya ee maanta oo Arbaco ah, 8 July 2026, naga soo gaarey Muqdisho halkan ka dhegeyso.

    09:00
  11. Kumannaan qof oo ka qaxay dabka kaymaha Yurub iyo Tour de France oo laga mamnuucay daawadayaasha

    Dabab-kaymeedyo waaweyn ayaa dhibaato ba'an u geysanaya qaybo ka mid ah koonfurta Yurub. Dababkan ayaa ilaa hadda gubay in ka badan 42 kun oo acre oo dhul ah oo ku yaalla Portugal,…

    07:17
  12. SBS News Somali: Warka Af-Soomaliga ee Talaado 7 July 2026

    Wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka maanta oo Talaado ah, halkan ka dhegeyso

    06:21
  13. SBS Somali Program Friday Full: Barnaamijkii Jimce 3 July 2026 oo dhammaystiran

    Halkan dib uga dhegeyso barnaamijkii Jimce 3 July 2026 oo dhammasytiran, lagana reebay xayaysiikii.

    44:41
  14. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Isniin 6 July 2026

    Wararkii Australia iyo caalamka qaar ka mid ah ka dhegeyso halkan.

    04:21
  15. Waraysi: Xisaabiye Maxamed-Amiin Xuseen oo kala dhig-dhigaya macluumaadka Cashuur-celinta (Tax Returns)

    Maxamed-Amiin Xuseen oo ah xisaabiye diiwaan gashan ayaa kuu sharraxaya macluumaadka muhiimka ah ee xisaab-celinta (Tax Returns).

    26:33
  16. Boortaqiiska oo u quus gooyey Croatia, iyo Spain oo u gudubtay wareegga 16-ka

    Maalintii 22-aad ee Koobka Adduunka, Portugal ayaa si dirqi ah ugaga adkaatay Croatia ciyaartii sagootinta Luka Modrić, halka Spain-na ay si raaxo leh uga badisay Austria, Switzerl…

    04:23
  17. SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka Jimce 3 July 2026

    Wararkii Australia iyo Caalamka ee maanta oo Jimce ah 3 July 2026

    10:29
  18. Somalia News: Wararkii Soomaaliya ee Jimce 3 July 2026

    Halkan ka dhegeyso wararkii Soomaaliya ee aannu Muqdisho ka helnay maanta oo jimce ah 3 July 2026.

    08:57
  19. Waraysi: Faarax Warsame - Calanka Soomaaliyeed oo laga taagey Melbourne

    1-dii July 2026, waxaa doobta calamada ee Federation Sqauare oo Melbourne ku taalla laga taagey Calanka Qaranka Soomaaliyeed. Xuska toddobaadka qarannimada Soomaalyeed ayay ka mid…

    07:04
  20. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Khamiis 2 July 2026

    Warkii Australia iyo Caalamka ee Khamiis 2 July 2026 halkan ka dhegeyso.

    04:19
Now Playing