SBS Somali - SBS Afsomali
Waraysi: Faarax Warsame - Calanka Soomaaliyeed oo laga taagey Melbourne artwork

Waraysi: Faarax Warsame - Calanka Soomaaliyeed oo laga taagey Melbourne

SBS Somali - SBS Afsomali
07:04
Play episode

Show notes

1-dii July 2026, waxaa doobta calamada ee Federation Sqauare oo Melbourne ku taalla laga taagey Calanka Qaranka Soomaaliyeed. Xuska toddobaadka qarannimada Soomaalyeed ayay ka mid ahayd. Guddoomiyha Somali Community Inc. Australia, Faarax Warsame ayaa soo abaabuley xafladda calan saarka. Halkan ka dhegeyso Faarah oo ka warramaya:

More from this show

More
Now Playing
Waraysi: Faarax Warsame - Calanka Soomaaliyeed oo laga taagey Melbourne — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music