SBS Somali - SBS Afsomali
Mbappé oo Faransiiska gaarsiiyay afarta kooxood ee ugu sarreeya artwork

Mbappé oo Faransiiska gaarsiiyay afarta kooxood ee ugu sarreeya

SBS Somali - SBS Afsomali
04:36
Play episode

Show notes

Maalinkii 29aad ee koobka FIFA World Cup 2026, kooxda France ayaa u gudubtey Semi-finalka ka dib markii ay Morocco kaga badiyeen 2-0. Xiddiga France, Kylian Mbappe ayaa Lionel Messi la sinmay iyado uu midkoodba 8 gool ka dhaliyey tartankan. Goolka guushana waxaa France u dhaliyey Ousmane Dembele. Halkan ka dhegeyso warbixinta oo dhan.

More from this show

More
Now Playing