SBS Somali - SBS Afsomali
Boortaqiiska oo u quus gooyey Croatia, iyo Spain oo u gudubtay wareegga 16-ka artwork

Boortaqiiska oo u quus gooyey Croatia, iyo Spain oo u gudubtay wareegga 16-ka

SBS Somali - SBS Afsomali
04:23
Play episode

Show notes

Maalintii 22-aad ee Koobka Adduunka, Portugal ayaa si dirqi ah ugaga adkaatay Croatia ciyaartii sagootinta Luka Modrić, halka Spain-na ay si raaxo leh uga badisay Austria, Switzerland-na ay ka talaabsatay Algeria. Saddexda kooxoodba waxay u gudbeen wareegga 16-ka.

More from this show

More
Now Playing
Boortaqiiska oo u quus gooyey Croatia, iyo Spain oo u gudubtay wareegga 16-ka — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music