SBS Somali - SBS Afsomali
Maxaa dhaca marka dhuxusha laga guuro loona wareego tamarta la cusboonaysiin karo? artwork

Maxaa dhaca marka dhuxusha laga guuro loona wareego tamarta la cusboonaysiin karo?

SBS Somali - SBS Afsomali
09:48
Play episode

Show notes

Gobolka Hunter ee New South Wales wucuu muddo dheer ku tiirsanaa qodiddda dhuxul-dhagaxda iyo warshadaha korontada dhaliya. Maaddaama'se ay Australia si tartiib-tartiib ah ugu guurayso tamarta la cosboonaysiin karona, ayaa bulshada deegaankaasi isku deyeysaa inay goobihii hore ee dhuxusha si kale uga faa'iideystaan, iyadoo laga dhisi doono xurumo cusub oo tamarta lagu kaydiyo iyo in la helo shaqooyin beddela kuwii dhuxul-qodidda.

More from this show

More
Now Playing