SBS Somali - SBS Afsomali
Warbixin muujisay in siyaasadaha "Closing the Gap" ay weli ku fashilmayaan carruurta First Nations artwork

Warbixin muujisay in siyaasadaha "Closing the Gap" ay weli ku fashilmayaan carruurta First Nations

SBS Somali - SBS Afsomali
12:39
Play episode

Show notes

Waxaa hadda la marayaa kala badhka muddadii la rabey in lagu dhammeeyo heshiiska 'Glosing the Gap'. Laakiin hal keliya oo ka mid ay 19-kii yool ee lagu dejijey heshiiska ayaa u socda sidii loo qorsheeyey. Maxaa dhacay? Halkan ka ogow.

More from this show

More
Now Playing
Warbixin muujisay in siyaasadaha "Closing the Gap" ay weli ku fashilmayaan carruurta First Nations — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music