SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,209 episodesLatest 1 day agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 25

  1. Somalia News - Warka Soomaaliya: Jimce 21 November 2025

    Wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya - Jimce 21 November 2025

    08:31
  2. Saameynta Aadanaha ee Tamarta Qoraxda: Sababta Australia ugu habboon tahay soo-saarka sollar panels

    Iyadoo Australia ay ku jirto marxalad loogu guurayo tamarta la cusboonaysiin karo, ayay ururrada xuquuda aadamahu, walaac ka qabaan kana digayaan in samaynta aaladahan loo isticmaa…

    15:56
  3. Waraysi: Jama Farah oo ka warramay shixnad qalab caafimaad ah oo loo diray Dilchora Hospital - Dire Dawa

    Agaasimaha iskaashiga caalamiga ee hay'adda Rotary Club Footscray, Jama Farah, ayaa ka warramay container laga buuxiyey agabka caafimaadka oo ay Rotary Club Footscray ugu deeqday c…

    15:29
  4. SBS News Somali: Warka Khamiista 20 November 2025

    CoHealth-ka, Kensington, Fitzroy iyo Collingwood ee Melbounre, ayaa illaa badhtamaha sannadka dambe sii furnaan doona ka dib markii loo helay kharash ku-meel gaadh ah. Shirkadda Me…

    05:53
  5. SBS News Somali - Warka Australia iyo caalamka: 19 November 2025

    Shirkadda Optus oo lagu ganaaxay boqollaal kun oo doollar. Dowladda New South Wales-na dadka ku dhawaaqa hal-ku-dhigyada Nazi-ga ayaa mutaysan kara ganaxyo iyo xabsi.

    11:55
  6. Somalia News - Warkii Soomaaliya: Arbaco 19 November 2025

    Ka dib dembiyada iyo dhaca oo batay awgeed ayuu guddoomiyaha gobolka Hiiraan awaamiir cusub oo nabadda lagu sugayo soo rogey. Jubba Land-na waxay ku dhawaaqday shir qaran.

    10:35
  7. From Mabo to modern Australia: the ongoing story of native title - Native title: Laga soo bilaabo Mabo ilaa Maanta

    Australia is known around the world for its rich and diverse First Nations cultures. But when it comes to native title and land rights, you might still wonder what they actually me…

    11:40
  8. SBS News Somali - Warka Talaado: 18 November 2025

    Xisbiga Liberalka ayaa doortay hoggaamiyehoodii ugu horreeyey oo haween ah. Dalka Bangladhesh-na waxaa iyada oo maqan dil lagu xukumay Sheekh Xasiina oo ahayd Ra'iisal Wasaarihii h…

    04:28
  9. SBS News Somali - Warka Isniin 17 November 2025

    Ciidda macmalka ah ee carruurtu ku cayaarto oo hore looga helay walaxda Asbestos, ayaa laga helay in ka badan boqol goobood oo ku yaalla South Australia.

    03:51
  10. SBS Somali Full Program: Barnaamijkii Jimce Friday 14 November 2025

    Barnmaaijikii Jimce 14 November oo dhammaystiran.

    54:37
  11. How to plan for your child’s financial future in Australia - Australia Explained: Sida loo qorsheeyo dhigaalka dhaqaale ee ilmahaaga

    Financial planning can feel stressful for any parent. When it comes to saving for your child’s future, knowing your options helps make informed decisions. And teaching your kid hea…

    11:16
  12. SBS News Somali - Warka Jimce: 14 November 2025

    Premierka Voctoria, Jacinta Allan, ayaa beeniysay inay soo rogtey sharciyada cusub ee dembiyada carruurta, cabsi ay ka gashay wararka xun ee laga fidiye awgeed. BBC-da Ingriiska oo…

    10:32
  13. Somalia News - Warkii Somalia: 14 November 2025

    Diyaar-grawoga doorashada golayaasha deegaanka gobolka Benaadir oo socda iyo shacabka oo lagu boorriyey inay qaataan kaadhka aqoonsiga si ay u codeeyaan. Puntland oo beenisay inay…

    11:37
  14. SBS News Somali - Warka Khamiis 13 November 2025

    Gobolka Victoria ayaa noqday meeshii ugu horresey ee Australia heshiis sharci ha lagala galo dadka dhulka loogu yimid. Hoggaamiyaha xisibiga Liberal-ka, Susan Ley, ayaa la filayaa…

    05:00
  15. Uk BBC Scandal - Ceebtii ku dhacday BBC-da Ingriiska

    Labo mas’uul oo sare oo ka tirsan warbaahinta BBC ayaa iska casilay xilalkii ay hayeen ka dib markii lagu eedeeyay eex hay’adeed oo ka jirta BBC-da Ingiriiska. Waxaa la dhaliilay t…

    11:03
  16. SBS News Somali - Warka Arbaco: 13 November 2025

    Dowladda Victoria oo soo rogaysa sharciyo cusub oo carruurta 14-jir iyo ka weyn ah ee dambiyada culus gasha loogu xukumi karo sida dadka waaweeyn. Madaxa hay'adda sirdoonka ee Aust…

    09:57
  17. Somalia News - Warka Soomaaliya: Arbaco 12 November 2025

    Dowladda Soomaalia oo xallisay shaqo-joojintii laga sameeyey Airport-ka Aadan-cadde ee Muqdisho iyo Xiisadahii dagaal ee deegaanka Wanle-weyn oo shakhsiyaad loo soo xidhay.

    08:53
  18. Interview - Waraysigii Hani Abdille: Shirkii Sydney ee dhallinta Africa ka soo jeedda

    Hani Abdille oo Sydney joogta ayaa ka warrantay shirkii dhallinyarada Afrika ka soo jeedda ee Australia oo sabtidii 8-da November 2025 lagu qabtay magaalada Sydney.

    10:12
  19. SBS News Somali - Warka Talaado: 11 November 2025

    Ra'iisal wasaare, Anthony Albanese ayaa taageeray mamnuucidda astaamaha kooxaha neo-nazi-ga. Donald Trump-na wuxuu cafis u fidiey koox ay xulafo ahaayeen oo hore ugu xidhnaa isku d…

    04:49
  20. Dating or matchmaking: How to find a partner in Australia - Australia Explained: Sida Australia looga helo lammaane.

    Many newly arrived migrants in Australia seek relationships not only for romance but to regain a sense of belonging. Separation from loved ones often drives this need for connectio…

    13:30
Now Playing