SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,209 episodesLatest 1 day agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 24

  1. Diiratada (larvae farms) ayaa xal looga helay dhibaato $38 billion oo doollar ah

    Haweeney la yiraahdo Olympia Yarger [[Yar-gah]], ayaa waxay alliftey nidaam looga faa’ideysto, haraaga cuntada iyada oo u adeegsatey cayayaan la yiraahdo, Black Soldier Insects. Wa…

    09:31
  2. Codsigii cafiska ee Netanyahu oo sababay cadho iyo debedbaxyo

    Israel waxaa ayaamahan ka socda gilgil siyaasadeed kadib markii uu Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu si rasmi ah, codsi cafis-doon ah ugu gudbiyay Madaxweyne Isaac Herzog , isago…

    10:37
  3. SBS News Somali - Warka Talaado 02 November 2025

    Xubno ka tirsan Guddiga Qaramada Midoobay ee Ka Hortagga Xiritaanka Sharci-darro (UN Working Group on Arbitrary Detention) ayaa booqasho rasmi ah ku jooga Australia 1–12 December,…

    03:56
  4. Dambkaymeedka halistiisa korodhay oo laga digey xilligan summer-ka

    Xilligii kulaylaha ee summer-ka la yiraahdo, ayaa hadda si rasmi ah uga bilaabmay Australia. Dadka Australian-ka ayaa sidaa darteed lagu boorrinayaa in aanay is dhiggannin oo ay am…

    05:10
  5. Albo Wedding - Arooskii Ra'iisal Wasaarha Australia

    Ra’iisul Wasaaraha Australia Anthony Albanese iyo lamaantiisa Jodie Haydon ayaa maalinkii sabtida ee November ahayd 29 isku guursaday, maglaada Cambera, halkaas oo ay ka dhacday xa…

    05:33
  6. SBS News Somali: Warka Isniin 01 December 2025

    Kor-joogaha madaxa bannaan ee dowladda Australia u qaabilsan Internet-ka, ayaa sheegaysa in baabuurta casriga ah – ee loo yaqaan smart cars – loo adeegsanaayo in lagu basaasao lagu…

    05:10
  7. SBS Somali Full Program - Barnaamijkii jimcaha 28 November 2025

    Dhegeyso barnaamijkii jimcaha 28 November 2025 oo dhammays tiran oo laga reebay xayaysiiskii.

    50:16
  8. SBS News Somali: Warka Jimcaha 28 November 2025

    Booliiska Victoria ayaa xidhay nin 18 jir ah oo la qabtay isagoo baabuur ku wadey in ka badan 220 km saacaddiiba. Ruushka iyo Ukraine-na labo hadal oo kala duwan bay ka sheegeen wa…

    08:38
  9. Somalia News - Warkii Soomaaliya 28 November 2025

    Shirweynihii 3aad ee culimada Soomaaliyeed ee Muqdishu ka socdey ayaa soo xidhmay. Guddoomiyaha aqalka baarlamaanka, xildhibaanno, siyaasiyiin iyo safiirka dalka Suudaan u fadhiya…

    10:05
  10. ‘I felt powerless’: Dalabyo lagu xoojinayo aqoonta sharci ee dhibbanayaasha kufsiga

    Shantii dumar ahba midkood iyo 16-kii rag ahba midkood ayaa gudaha Ausrtarlia kula kulmay tacaddiyada galmada iyagoo qaangaar ah. Sidaa ay tahay, haddana 92% dumarka ahi ma soo she…

    14:36
  11. Kirada guryaha Australia oo cirka gashay iyo Perth oo ugu qaalisan

    Inkasta oo heerarka dulsaarka ee deynta guryaha la iibsado ay hooseysey muddo, haddana waxaa weli gudaha Australia ku yar, haddiiba la helana lacagta kiradu qaali ku tahay, guryaha…

    08:58
  12. SBS News Somali - Warka Khamiis 27 November 2027

    Ra'iisal wasaare Anthony Albanese, ayaa heshiis la gaarey xisbiga Greens-ka, ku saabsan wax-ka-beddelkii sharciga deegaanka. Waddanka guinea-Bissau-na ciidanka militeriga ayaa inqi…

    05:16
  13. SBS News Somali - Warkii dalka iyo caalamka 26 November 2025

    Hoggaamiyaha xisbiga One Nation, Pauline Hanson, ayaa laga mamnuucay inay soo fadhiisato aqalka senetor-rada toddoba fadhi. Warbxinna waxaa lagu ogaaday in kumanyaal Ausralian ahi,…

    10:49
  14. Somalia News: Warkii Soomaaliya ee Arbaco 26 November 2025

    M.weyne Hassan Sh. Mohamud ayaa soo xiray shirweynihii labaad ee aqoonsiga qaranka ee hay'adda NIRA.

    10:42
  15. Shirkii G20 oo lagu sheegay guul diblomaasiyadeed iyo Donald Trump oo ka maqanaa

    Hoggaamiyeyaasha caalamka ayaa ku tilmaamay shirkii ugu horreeyay ee G20 ee lagu qabto qaaradda Afrika inuu yahay guul u soo hoyatay wada-jirka iyo iskaashiga caalamiga ah, laakiin…

    09:36
  16. Inqilaab hoggaamiye iyo dib-u-celin siyaasadeed. Sidee u bed qabtaa dimoqraadiyaddeenu?

    Australia waxay ku dhaqantaa qaab-siyaasaddedka la yiraahdo Westminister oo biyo-shubkiisu yahay in dowladdu ku dhisntaato labo qaybood oo iskasoo hor jeeda – Xukuumadda iyo xukuum…

    09:12
  17. SBS News Somali - Warka Talaado 25 November 2025

    Madaxa ururka haweenka muslimiita Australia ayaa cambaaraysey hoggaamiyaha xisbiga One Nation, Pauline Hanson, oo baarlamaanka soo gashay iyadoo xiran Burqa iyo warar kale.

    06:35
  18. SBS News Somali: Warka Isniinta 24 November 2025

    Dowladda Federaalka ee Australia oo loogu baaqay inay caddayso sida loo yarayn karo qiiqa xun, maaddaama aanay ku caddayn heshiiksa ay ku saxiixday shirka COP31. Ardaydii laga afdu…

    05:29
  19. SBS Somali Full Program - Barnaamijkii Jimce 21 November 2025

    Barnaajimijkii Jimcaha 21 Novemeber 2025 oo dhammays tiran.

    52:24
  20. SBS News Somali - Warka Australia iyo caalamka: Jimce 21 November 2025

    Australia ayaa halis ugu jirta inay lumiso koboc dhaqaale oo boqol iyo konton bilyan ah haddii aanay maal-gelin Artificial Intelligence. Midowga Yurubna waxay sheegeen in qorshe na…

    10:06
Now Playing