SBS Somali - SBS Afsomali
Saameynta Aadanaha ee Tamarta Qoraxda: Sababta Australia ugu habboon tahay soo-saarka sollar panels artwork

Saameynta Aadanaha ee Tamarta Qoraxda: Sababta Australia ugu habboon tahay soo-saarka sollar panels

SBS Somali - SBS Afsomali
15:56
Play episode

Show notes

Iyadoo Australia ay ku jirto marxalad loogu guurayo tamarta la cusboonaysiin karo, ayay ururrada xuquuda aadamahu, walaac ka qabaan kana digayaan in samaynta aaladahan loo isticmaalay shaqaale la qasbay oo kasoo jeeda dadka Shiinaha ee la yiraahdo Uyghurs.

More from this show

More
Now Playing
Saameynta Aadanaha ee Tamarta Qoraxda: Sababta Australia ugu habboon tahay soo-saarka sollar panels — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music