SBS Somali - SBS Afsomali
Uk BBC Scandal - Ceebtii ku dhacday BBC-da Ingriiska artwork

Uk BBC Scandal - Ceebtii ku dhacday BBC-da Ingriiska

SBS Somali - SBS Afsomali
11:03
Play episode

Show notes

Labo mas’uul oo sare oo ka tirsan warbaahinta BBC ayaa iska casilay xilalkii ay hayeen ka dib markii lagu eedeeyay eex hay’adeed oo ka jirta BBC-da Ingiriiska. Waxaa la dhaliilay tafatirkii khudbad uu jeediyay Donald Trump, ka hor intii aanay dad mudaharaadayey weerarin magaalo-madaxda Maraykanka 6-dkii Jannaayo ee 2021-kii.

More from this show

More
Now Playing
Uk BBC Scandal - Ceebtii ku dhacday BBC-da Ingriiska — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music