
Podcast

Wararka Soomaaliya waxaa ka mid ah Garaad Jaamac Garaad Cali oo sheegay inay kusoo hungoobeen waan-waantii ay ka dhex wadeen mucaaradka iyo dowladda.

Qiimaha korontada oo la filayo inuu hoos uga dhaco qaybo ka mid ah Australia. Donald Trump-na wuxuu qaar ka mid ah kuwa ugu tunka weyn waddamada Islaamka u sheegay, inay heshiiska…

Malaayiin xujey ah oo ka kala yimid waddamada Islaamka ayaa isugu yimid magaalada barakaysan ee Maka ee dalka Sacuudiga, si ay u gutaan waajibka Xajka ee sannadkan, iyadoo uu heerk…

Iibka gawaarida ku shaqeeya korontada ee dalka Australia ayaa bishii Abriil ee la soo dhaafay dhigay rikoor cusub, iyadoo sidoo kale, ay aad u kaceen iibka gawaarida korontada ku s…

Warkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Isniin ah halkan ka dhegeyso

Learn English useful for talking about trying on, buying, and finding shoes that fit well. Practise everyday phrases for describing how shoes feel, asking for a different size, and…

At school, work, council offices or sporting events, you might see a red, black and yellow flag flying beside the Australian national flag. This is the Aboriginal flag, representin…

Halkan ka dhegeyso wararkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Jimce ah 22 May 2026.

Golaha wasiirrada dowlad-goboleedka Puntland oo saaray war-murtiyeed ay ku sheeegeen in aanay aqoonsanayn dowladda uu hoggaamiyo Xassan sheekh Maamuud. Maamulka Gobolka Banaadir-na…

Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ku dhawaaqay in faafitaanka xanuunka Ebola ee dalalka Congo iyo Uganda, uu yahay xaalad caafimaad oo degdeg ah caalami ah.

Wasiirka Arrimaha debedded Australia ayaa "Wax naxdin leh oo aan la aqbali karin" ku tilmaantay muuqaal la baahiyiey oo muujinaya Wasiirka Amniga ee Israel oo si aan wacnayn ula dh…

Wararkii ugu dabmeeyey ee Australia iyo caalamka halkan ka dhegeyso.

Sheekh Shariif, Abdishakur Warsame, iyo Xassan Khayre maxay ka yiraahdeen xaaladaha ku gadaaman xukuumadda Soomaaliye ee waqtigeedii dhammaaday?

"Waa wax laga xumaado in shirkadaha tubaakada lagu martiqaaday inay ka qaybqaataan baaritaankan, iyadoo albaabadu u xiran yihiin, kamaradahana la damiyey, iyadoo aan xataa magacyad…

Masaajid ku yaalla San Diego - USA, ayaa lagu dilay saddex qof. Australiana waxay ka arrinsanaysaa cudurka Ebola ee ka dillaacay waddammo Africa ka mid ah.

Maqaalkani wuxuu falanqaynayaa saamaynta baaxadda leh ee tiknoolajiyadda casriga ah ee AI-du ku yeelanayso suuqa shaqada ee dalka Australia, isagoo miisanka saaraya fursadaha cusub…

Dal Afrikaan ah oo uu ka dillaacay cudurka Ebola iyo Maraykanka iyo Israel oo la sheegay inay isu diyaarinayaan weerar cusub oo ay ku qaadaan Iran ayaa ka mid ah wararka Australia…

Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimcaha 15 May 2026 oo dhammays tiran oo laga reebay xayaysiisyadii.

Warkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Jimce ah 15 May 2026

Dowladda federaalka aya ugu dambayntii xaqiijisay, inay soo saarayso sharciyo lagu xakamaynayo xayaysiisyada khamaarka, gaar ahaan kuwa internetka. Shirkadaha khamaarka ee Australi…
