
Podcast

Natiijadii doorashada qof iyo cod ee ka dhacday Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa la shaaciyey. Dhegeyso sidii loo kala helay kuraasta wakiillada iyo kuwa golaha deegaann…

Australia's petrol and diesel prices remain under pressure. The RBA’s decision to hike the cash rate this month is adding to the financial strain facing many households. We look at…

Waa warkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Khamiis ah: 14 May 2026

Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Talaado ah 12 May 2026

Warka Soomaaliya ee maantu wuxuu ka kooban yahay xogta doorashadii qof iyo cod ahayd ee ka dhacday dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya. Maxayse dowladda iyo mucaaradku…

Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Isniin ah 11 May 2026

Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimce 8 May 2026 oo dhammaystiran

Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dabmeeyey ee Australia iyo caalamka - Jimce 8 May 2026

Warka Soomaaliya waxaa ka mid ah Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo amray in si ku-meel-gaar ah loo joojiyo burburnta iyo bannaynta dhulka danta guud ee Muqdisho.

Learn English useful for talking about money, expenses, and financial pressure. Practise everyday phrases for describing rising costs, managing a budget, and explaining financial c…

Saddex qof ayaa u dhintay fayrastan ka dillaacday markabka gudihiisa. Laba bukaan oo uu ku dhacay Hantavirus-tu iyo qof saddexaad oo looga shaki qabon, ayaa laga soo saaray markabk…

Halkan ka dhegeyso wararkii Australia iyo caalamka ee Khamiis 7 May 2026

Ra’iisul Wasaaraha dalka Japan, Sanae Takaichi, ayaa booqasho markii ugu horreysay ku timid Australia, tan iyo markii ay qabatay hoggaanka dalkaas.. Ra'iisul Wasaare Anthony Albane…

Warkii Australia iyo caalamka ee Australia halkan ka dhegeyso - Arbaco 6 May 2026

Influenza is a highly contagious viral infection. As flu season begins in Australia, here’s what you need to know to protect yourself, your family and the most vulnerable in our co…

Learn English useful for talking about ageing parents and family responsibilities. Practise everyday phrases for describing challenges, offering help, and discussing how to support…

dhegeyso warka Soomaaliya oo maanta oo Arbaco ah, 6 May 2026, naga soo gaarey Muqdisho

Maadaama ay xisbiga One Nation iyo musharaxyada madax-bannaani, ay ku horreeyaan tartanka, ayaa waxa ay codbixiyayaasha deegaankaasi hadda muujinayaan niyad-jab ay ka qabaan xisbiy…

Halkan ka dhegeyso warkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka maanta oo Talaado, 5 May 2026

Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Insiin ah 4-ta May 2026
