SBS Somali - SBS Afsomali
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 22 May 2026 artwork

Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 22 May 2026

SBS Somali - SBS Afsomali
09:56
Play episode

Show notes

Golaha wasiirrada dowlad-goboleedka Puntland oo saaray war-murtiyeed ay ku sheeegeen in aanay aqoonsanayn dowladda uu hoggaamiyo Xassan sheekh Maamuud. Maamulka Gobolka Banaadir-na wuxuu tabo-bar gurmadka degdegga ah u furay 150 shaqaale ah. Ka dhegeyso halkan👇🏾

More from this show

More
Now Playing
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 22 May 2026 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music