
Podcast

Barnaamijii oo dhammaystiran. Warkii ugu dambeeyey iyo warbixinno kale oo faa'iido leh.

Warkii ugu dambeeyey maanta oo Arbaco ah ee Australia iyo caalamka

Warkii ugu dambeeyey ee Soomaalia. Waxaana ka mid ah xaaladda dagaalkii Beled Xaawo.

Australia ayaa qaadday xayiraaddii saarnayd soo-dhoofinta hilibka lo’da Mareykanka, go’aankaas oo ay dad dhaliilayaa u arkaan mid lagu doonayo in lagu raalli geliyo Madaxweynaha Ma…

Diblumaasiga ugu sarreeya ee Qaramada Midoobay u qaabilsan cimilada ayaa booqanaya Australia, wuxuuna ku boorinayaa Australi inay yeelato himilo sare marka ay sanadkan daba-yaaqadi…

Koox qaxooti ah oo sheegtay inay muddo 13 sannadood ah Australia ku xanniban yihiin, ayaa dacwaddoodii la aaday baarlamaanka federaalka ee Camberra. Waana qayb ka mid ah dad ka bad…

Senator David Pocock ayaa ku eedeeyey labada xisbi ee waaweyn in gaasta dabiiciga ah ee Australia loo dhoofiyo debedda iyadoo ay dadka Australia la daalaa-dhacayaan sicir-bararka q…

Hay’adda, Organ and Tissue Authority ee Australia, ayaa ku adkaynaysa bulshooyinka dhaqamada kala duwan leh in ay ku deeqaan xubnaha jidhdkooda, si loogu badbaadiyo nolosho dad kal…

Warka maanta waxaa ka mid ah; qoysas Australia oo ku dhibban bixinta biilka korontada, dowladda Australia oo toddobaadkan soo saaraysa sharci lagu dhimayo qiimaha daawada dhakhtarr…

Barnaamijkii, Arbaca 25 July 2025 oo dhammays tiran. Warkii Australia, caalamka, iyo Somalia.

Education is a pathway to opportunity, but for too long, Indigenous students in Australia have faced barriers to success. While challenges remain, positive change is happening. In…

Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa ku dhawaaqay in Faransiisku aqoonsan doono Dawladda Falastiin, isaga oo sabab uga dhigay baahida degdegga ah ee loo qabo nabad iyo g…

Warkii ugu dabmeeyey ee Soomaaliya

Aqoonyahan Saynisyahan sare ah ayaa soo jeediey in xaaladda 'dementia' (Illowshiiyo) loo aqoonsado arrin caafimaad iyo mid dhaqaale xumo labadaba. In ka badan 400,000 oo qof ayaa l…

Barnaamijkii Arbacada 23 July 2025 oo dhammays tiran. Ka dhegeyso wararkii gudaha iyo debeddaba iyo warbixinno kale.

Warkii Arbacada ee Australia iyo debeddaba

Warkii ugu dabmeeyey ee Soomaaliya.

Ka dib doorashadii baarlamaanka dalka ee bishii May ayaa waxaa Camberra isugu yimid afartameeyo xildhibaanno oo cusub.

Inkastoo da’da rasmiga ah ee hawlgabka ee Australia hadda tahay 67, ayaa haddana shaqaalaha da’doodu u dhexeyso 51 ilaa 55-jir badanaa loo arkaa inay yihiin waayeel aan shaqaalysii…

Ra'iisals-wasare Anthony Albanese, ayaa ixtiraam iyo qadderin u muujiyey soodhweyn-dhaqameedka 'Welcome to coutnry' oo lagu furay fadhigii koowaad ee baarlamaanka 48 aad ee Austral…
