SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,211 episodesLatest about 18 hours agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 34

  1. Cudurka MPOX ee Queensland

    Kiis labaad oo Virus-ta Mpox-ka la yiraahdo oo aan Australia ku badnayn ayaa laga helay koonfurta bari ee Queensland. Waaxda caafimaadka QLD ayaa sheegtay in qofka cudurka laga hel…

    05:35
  2. SBS Somali Full Program: 18 July 2025

    Qaybtii 2aad ee waraysi ku saabsan Tax Returns-ka oo aannu la yeellanay Xisaabiye Maxamed Garabey iyo warbixinno kale ayaa ka mid ah qaybaha barnaamijka.

    58:00
  3. SBS News Somali: 21 July 2025

    Warbixin cusub oo ay soo saareen 'Chronic Pain Australia' oo lagu dersay 5000 oo qof oo Australian ah, ayaa lagu sheegay in dadkaas oo la nool xanuunnada joogtada ahi weli ku dhibb…

    03:29
  4. What is a Justice of the Peace? When do you need one? - Australia Explained: Waa maxay GP?

    At some stage you will probably need help from a Justice of the Peace. It may be to prove your identity, to make an insurance claim or to certify copies of your legal documents in…

    12:57
  5. SBS Somali News: 18 July 2025

    Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka

    08:25
  6. Somalia News: 18 July 2025

    Dhegayso warkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya

    10:21
  7. SBS News Somali 17 July 2025

    Wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo adduunka

    07:15
  8. SBS News Somali - 16 July 2025

    Wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo adduunka

    09:21
  9. Somalia News - 16 July 2025

    Warkii ugu dambeeyey ee Australia iyo adduunkaba

    11:44
  10. MIGRATION EU: Tahriibta Yurub

    Ingiriiska iyo Farasnsiiska ayaa ku dhawaaqay qorshe tijaabo ah oo cusub oo tahriibayaasha doonni yar Ingriiska kaga soo gala dhinaca Faransiiska, dib loogu celinayo Faransiiska.

    11:21
  11. Baadhidda Macaanka (Diabtetes)

    Khubarada caafimaadka ayaa ku baaqaya in la qaado tallaabooyin hore si loo xakameeyo Sonkorowga oo ka mid ah toddobada cudur ee ugu waaweyn Australia ee sababa dhimasho.

    10:25
  12. Warka SBS Somali - 15 July 2025

    Reer Australia ayaa mar kale loogu baaqay inay ka feejignaadaan cudurka Meningococcal-ka oo hadda Australia ku jira.

    06:16
  13. Tax Returns: Mohamed Garabey

    Xisaabiye Maxamed Garabey oo macluumaad guud ka bixinaya Xisaab-celinta (Tax Returns)

    32:57
  14. Warka SBS Somali - 14 July 2025

    Olole wacyi-gelin ku saabsan cudurka Meningococcal ayaa maanta la iclaamiyey. Qasnaji Tim Chalmers oo aan walaac ka qabin xogta fakatay ee ku saabsan miisaaniyadda iyo cashuuraha.

    06:26
  15. EU HEAT - Kulaylaha Europe - 14 July 2025

    Daraasad la sameeyey ayaa markii ugu horraysay lagu sheegay in dad dhowaan ku dhintay kulaylaha Yurub uu is-deddelka cimilada bani aadanku sababay si toos ah u sababay.

    09:22
  16. Australia Explained - Bilowga Ganacsi-guri

    Qofka raba inuu guriga gudihiisa ganacsi ku sameeyo, waa inuu marka hore ogaadaa xeerarka iyo shuruudaha ku xidhan. Warbixintan ayaa kuu qeexaysa.

    14:35
  17. Erin Waa Dembiile - 9 July 2025

    Erin Patterson oo ah haweeneydii hore loogu eedeeyey in ay dad cunto ku sumaysay ayaa dembiyadii lagu soo oogey oo dhan lagu helay. Waa dembiile.

    07:51
  18. Ururka BRICS oo ku shiraya Brazil

    Waddamada ku bahoobey ururka BRICS ayaa shirkoodii sannadlaha ahaa ku qabsaday Brazil. Xubnha ururka ayaa qorshaynaya inay hirgeliyaan nidaam lagaga maarmo kuu xidhnaanta Maraykank…

    11:01
  19. Warka SBS Somali 8 July 2025

    Ra'iisal wasaare Anthony Albanese, ayaa diiday baaqyo lagaga dalbaday in la dhiso guddi qaran oo ka hortaga nacaybka ka dhanka ah Yuhuudda. Golaha guud ee QM-na waxay ansixiyeen qa…

    06:31
  20. Warka SBS Somali - July 7 2025

    Baanka dhexe ee Australia oo la filayo inuu hoos u dhigo dulsaarka deynta guryaha iyo mucaaradka Victoria oo dowladda ku eedeeyey inay horey u dayaceen nidaamka la shaqaynta carruu…

    08:10
Now Playing