SBS Somali - SBS Afsomali
Qaramada Midoobey oo Australia u sheegtay: Xooji Tamarta Nadiifta ah. artwork

Qaramada Midoobey oo Australia u sheegtay: Xooji Tamarta Nadiifta ah.

SBS Somali - SBS Afsomali
06:48
Play episode

Show notes

Diblumaasiga ugu sarreeya ee Qaramada Midoobay u qaabilsan cimilada ayaa booqanaya Australia, wuxuuna ku boorinayaa Australi inay yeelato himilo sare marka ay sanadkan daba-yaaqadiisa shaaciso yoolkeeda dhimista qiiqa kaarboonka.

More from this show

More
Now Playing