SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,209 episodesLatest 1 day agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 21

  1. Dab-kaymeedyo ba’an oo wax-yeelleeyey bulshooyin badan oo reer Victoria ah

    Aqalkiisii oo ku yaalla tuulada Longwood East, wuu ka badbaaday dabkii laakiin bakhaarkiisii , iyo qalabyadiisii shaqooyinka gacantase, dabkii baa leefay. Waxaa ruxruxay cabsi dhim…

    10:30
  2. SBS News Somali: Warka Talaado 13 January 2026

    Warka waxaa ka mid ah Danjire Kevind Rudd oo iska casiley xilka danjiraha ee uu Australia ugu fadhiyey Maraykanka iyo koox falastiiniyiin oo ay Israel taageerto oo dilay mas'uul ka…

    05:31
  3. SBS News Somali: Warka Isniin 12 January 2026

    Golayaasha deegaanka ee New South Wales ayaa yeelan doona awood xoog badan oo ay ku xiraan goobaha lagu baahiyo khudbadaha naceybka, ee dadka ku dhiirrigeliya fikradaha xagjirka ah…

    04:50
  4. Your guide to camping in Australia - Australia Explained: Dalxiiska habeen-dhaxa baadiyaha ee Australia

    Going camping is an incredible way to experience Australia’s great outdoors whilst also taking a break from technology and daily routines. We unpack the benefits of camping, the pr…

    13:19
  5. SBS Somali Program Full - Jimce 9 January 2026

    Waa barnaamijkii Jimce, 9 January 2026 oo dhammays-tiran.

    53:34
  6. SBS News Somali - Warka Australia iyo caalamka 9 January 2026

    Ra'iisal-wasaare Anthony Albanese, ayaa ugu dambayn ku dhawaaqay guddiga awoodda leh ee Royal Commission si ay usoo baaraan arrimaha ku gadaaman weerarkii xeebta Bondi iyo Yuhuud-n…

    10:34
  7. Somalia News - Warkii Soomaaliya Jimce 9 January 2026

    Warka Soomaaliya maanta waxaa ka mid shirweyne xisbiga Haybad Qaran uga furmay Muqdisho oo ay kasoo qayb galeen Madax hore iyo siyaasiyiin.

    08:56
  8. Xannaanada carruurta oo la raqiisiyey saddex beri toddobaadkiiba

    Waalidiinta carruurtooda u dira xarumaha xannaanada carruurta (childcare) ayaa hadda loo oggolaaday in kharashka xannaanada caruurta laga bixiyo 90 boqolkiiba, muddo saddex maalmoo…

    08:57
  9. SBS News Somali - Warka Khamiis 8 January 2026

    Victoria oo berri oo jimce ah laga mamnuucay shididda dab, kulaylaha daran awgii. Ingiriiskuna wuxuu sheegay inuu Maraykanka ka caawiyey qabashada markab nooca shidaalka ah oo lala…

    05:32
  10. SBS News Somali - Warka Arbaco 7 January 2026

    Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Israa’iil, Gideon Saar, ayaa booqasho ku tagay Somaliland, isagoo ballanqaaday in Israa’iil ay ka furi doonto safaarad, kaddib markii Israa’iil noqotay…

    09:52
  11. Somalia News - Warka Soomaaliya 7 January 2026

    Culimada diinta ee Muqdishu ayaa iclaamiyey bannaan-bax looga soo horjeedo, waxa ay ku tilmaameen faro-gelinta Israel ee Soomaalia.

    07:31
  12. Siraha 2005: Masiibooyin, Amni iyo Cudurrada Faafa ee Ku Qornaa Waraaqahii Golaha Wasiirrada

    Boqolaal waraaqood oo ay ku qoran yihiin xogohii qarsoodiga ahaa, ee sidii ay u shaqayn jirtey xukuumaddii Jonh Howard 2005-tii ayaa hadda la sii daayey ama la fasaxay. Waxyaalaha…

    11:24
  13. DIB-U-EEGIS 2025: Caafimaadka Australia – wax cusub iyo halganno hore

    Waxaa la xaqiijiyay inay Australia tahay dalka ugu xasaasiyadda badan dunida. Sanboorka ayaa ku dhaca ku dhowaad 24% dadkaa Australia , halka xasaasiyadda cuntada laga qaadaanaa ay…

    13:03
  14. SBS News Somali: Warka Talaado 6 Junuary 2026

    Wararka Talaado, waxaa ka mid ah, ninkii lagu eedeeyey weerarkii xeebta Bondi Beach oo loo wareejiyey xabsi ammaankiisu aad u adag yahay. Xaafadaha darafyada magaalooyinka waaweyn…

    05:47
  15. SBS News Somali: Warka Isniin 5 January 2026

    Boqollaal malyan oo doollar ayaa weli Sydney ku sugaya inay dadkii xaq u lahaa soo dalbadaan. Hay'adda Revenue New South Wales ayaa haysa lacago kala duwan oo baadi ah, dadkii laha…

    04:22
  16. Barnaamijkii Jimcaha 2 January 2026 oo dhammaystiran

    Waa barnaamijkii Jimcaha 2 January 2026 oo dhammays tiran

    55:48
  17. Warkii Soomaaliya - Jimce 2 January 2026

    Xildhibaannada baarlamanka Soomaaliyeed ee kasoo jeeda Somaliland ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray shir ay yeesheen.

    07:38
  18. Malaysia Airlines MH-370 oo dib loo raadinayo tobaneeyo sano ka dib

    Baadigoob cusub oo dib loogu raadinayo diyaaraddii Malaysia Airlines ee number-ka duulimaadkeedu ahaa MH370 ayaa dib loo bilaabay Talaadadii, December 30 2025, in ka badan toban sa…

    15:40
  19. SBS News Somali: Warka Talaado 30 December 2025

    Booliiska New South Wales ayaa xiray nin lagu eedeeyey qorsheyn toogasho goob dadweyne. Premier-ka New South Wales, Chris Minns, ayaa ka digey korodhka Islam-necaybka oo la sheegay…

    04:26
  20. Khadka taageerada qaxoontiga oo mashquul noday weerarkii Bondi ka dib

    Khadka telephone-ka ee taageerada qaxoontiga oo loo la yiraahdo khadka Witness to War ayaa aad mashquul u noqday ka dib weerarkii dhowaan lagu qaaday xeebta Bondi Beach. Dowladda f…

    10:42
Now Playing