SBS Somali - SBS Afsomali
Siraha 2005: Masiibooyin, Amni iyo Cudurrada Faafa ee Ku Qornaa Waraaqahii Golaha Wasiirrada artwork

Siraha 2005: Masiibooyin, Amni iyo Cudurrada Faafa ee Ku Qornaa Waraaqahii Golaha Wasiirrada

SBS Somali - SBS Afsomali
11:24
Play episode

Show notes

Boqolaal waraaqood oo ay ku qoran yihiin xogohii qarsoodiga ahaa, ee sidii ay u shaqayn jirtey xukuumaddii Jonh Howard 2005-tii ayaa hadda la sii daayey ama la fasaxay. Waxyaalaha ku qorannaan waxaa ka mid ah, digniino ku saabsan doorka ay ciidamada difaaca Australia ka qaadanayeen qulquladihii ka jirey dalka Afghanistan iyo sida ay Austraalia diyaar ugu ahayd masiibo cudur faafa

More from this show

More
Now Playing
Siraha 2005: Masiibooyin, Amni iyo Cudurrada Faafa ee Ku Qornaa Waraaqahii Golaha Wasiirrada — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music