SBS Somali - SBS Afsomali
Malaysia Airlines MH-370 oo dib loo raadinayo tobaneeyo sano ka dib artwork

Malaysia Airlines MH-370 oo dib loo raadinayo tobaneeyo sano ka dib

SBS Somali - SBS Afsomali
15:40
Play episode

Show notes

Baadigoob cusub oo dib loogu raadinayo diyaaraddii Malaysia Airlines ee number-ka duulimaadkeedu ahaa MH370 ayaa dib loo bilaabay Talaadadii, December 30 2025, in ka badan toban sano kaddib markii ay diyaaraddaasi luntay. Diyaaraddaas ayaa ka duushay magaalada Kuala Lumpur kuna sii jeedday magaalada Beijing, iyadoo ay saarnaayeen 239 qof.

More from this show

More
Now Playing
Malaysia Airlines MH-370 oo dib loo raadinayo tobaneeyo sano ka dib — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music