SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,214 episodesLatest about 11 hours agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 56

  1. Wararka SBS Somali 26 Abriil

    Wararka SBS Somali 26 Abriil

    08:38
  2. Maxay tahay dacwada u socota Dawlada Victoria iyo dadka degan saraha dhaadheer ee Melbourne

    Dacwad u socota Dawlada Victoria iyo qaar ka mid ah dadka degan saraha dhaadheer ee Melbourne.

    11:45
  3. Wararka SBS Somali 25 Abriil

    Wararka SBS Somali 25 Abriil

    04:23
  4. Muhiimada waalidku inuu iskuulka ka war hayo

    Salah Farah oo aan ka waraysanay muhiimada ay leedahay in waalidku ka qayb qaataan howlaha ka socda iskuulka caruurtoodu dhigtaan. Salah waxa uu ka tirsan yahay School Council-ka i…

    17:34
  5. Wararka dalkii hooyo ee maanta 24 Abriil

    Wararka dalkii hooyo 24 Abriil

    09:42
  6. Wararka SBS Somali 24 Abriil

    Wararka SBS Somali 24 Abriil

    13:03
  7. Australia Explained: Land and connection

    Aboriginal and Torres Strait Islander peoples have a profound spiritual connection to their land.

    09:54
  8. Wararka SBS Somali 23 Abriil

    Wararka SBS Somali 23 Abriil

    03:50
  9. Ololaha dib u dhiska buundada Baardheere.

    Buundada Dagmada Baardheere oo dadaala loo wado sidii loo dhisi lahaa. Jaaliyadaha dibada ee kasoo jeeda Baardheere oo isxilqaan dheeraada wada.

    09:11
  10. Xubinta Ciyaaraha SBS ee Jimcaha.

    Xubinta Sportiga SBS ee Jimcaha

    04:18
  11. Xiisada colaadeed ee u dhaxeysa Iiraan iyo Israel.

    Xiisada colaadeed ee u dhaxeysa Iiraan iyo Israel ayaan u muuqan mid sii dagaysa. Israel ayaa ku hanjabaysa in ay aarsan doonto halka Iiraan ay iyaduna wacad ku marayso in ay jawaa…

    08:05
  12. Wararka SBS Somali, 18 Abriil.

    Wararka maanta 18 Abriil 2024 ee Laanta Afsoomaaliga ee Idaacada SBS.

    06:19
  13. Madaxweyne Xassan Sh M oo sheegay in dagaalka Alshabaab lasii wadayo

    Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud, mar uu la hadlayay ciidamo tababar ku jira, ayuu sheegay in dagaalka Alshabaab lagula jiro in uu sii socon doono.

    08:09
  14. Waraysi Abdullahi Aden iyo kaalinta Afsoomaaligu ubadka qurbaha u leeyahay.

    Waraysi SBS ay la yeelatay Abdullahi Aden oo ka mida hormuudka urur Soomaaiyeed oo u dhaqdhaqaaqa arimaha dhaqanka Soomaliyeed. Xassan Jamac ayaa ka waraystay ahmiyada afka hooyo u…

    17:46
  15. Sida loogu diyaar garoobo duufaanada iyo daadadka Australia

    In the last decade, Australia has experienced some of its worst flooding events in recorded history. As intense rainfall has repeatedly caused river networks to overflow, some floo…

    11:20
  16. Xaflad loogu dabaaldegayo Ciida oo lagu qabtay Melbourne

    Xaflada Salamfest oo lagu qabtay Melbourne.

    08:53
  17. Wararka SBS Somali 16 Abriil

    Wararka SBS Somali 16 Abriil

    04:22
  18. Wararka SBS Somali 11 Abriil

    Wararka SBS Somali 11 Abriil

    04:27
  19. Wararka dalkii hooyo

    Wararkii u danbeeyay ee Soomaaliya

    09:56
  20. Dabaaldega Ciida ee Jaaliyadda

    Jaaliyada Melbourne oo ciiday

    04:57
Now Playing