SBS Somali - SBS Afsomali
Xiisada colaadeed ee u dhaxeysa Iiraan iyo Israel. artwork

Xiisada colaadeed ee u dhaxeysa Iiraan iyo Israel.

SBS Somali - SBS Afsomali
08:05
Play episode

Show notes

Xiisada colaadeed ee u dhaxeysa Iiraan iyo Israel ayaan u muuqan mid sii dagaysa. Israel ayaa ku hanjabaysa in ay aarsan doonto halka Iiraan ay iyaduna wacad ku marayso in ay jawaab adag ka bixin doonto hadii ay Israel soo celiso weerar danbe. Dhinaca kale ma muuqato cid waan waan ka dhaxwada labada dhinac.

More from this show

More
Now Playing
Xiisada colaadeed ee u dhaxeysa Iiraan iyo Israel. — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music