SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,211 episodesLatest about 11 hours agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 28

  1. Waraysi: Abdiqani Nadif Muse - Xadhig-jarkii degmada Shaxda-Buhodle DDS.

    Abdiqani Nadif Muse , guddoomiyaha quddiga qaban-qaabada xafladda daah-furka degmada Shaxda-Buhodle, DDS, oo ka warramaya sidii daah-furku u dhacay.

    10:04
  2. Warkii Soomaaliya: Friday 17 October 2025

    Shixnad maandooriye ah oo lagu qabtay dekedda Muqdisho.

    09:44
  3. How to donate blood in Australia - Sida loogu deeqo dhiig

    Each time you donate blood, you can save up to three lives. In Australia, we rely on strangers to donate blood voluntarily, so it’s a truly generous and selfless act. This ensures…

    13:04
  4. Dagaalka xuduudda ee Afghanistan iyo Pakistan

    Ciiidammo ayaa iskaga dhintay Pakistan iyo Afghanistan ka dib markii dagaal ku dhex maray xuduudda u dhexeysa.

    06:26
  5. SBS News Somali - Khamiis, 16 October 2025

    Maxakamadda sare ee New South Wales ayaa qaaddacday awoodo hore loo siiyey booliiska gobolka. Israel iyo Xammaas-na waxay weli ku muransan yihiin maydadkii Israel ee Xammaas soo ce…

    05:30
  6. Somalia News - Warkii Soomaaliya: Arbaco, 15 October 2025

    Doorashada qof iyo cod oo Muqdisho ka bilaabmi doonta bisha November.

    11:51
  7. Tracking Privacy - Qarsoodi mise raad-raac?

    Sidee baa lagu ogaan karaa in is raad-raacidda ama is-kor-joogteynta xubhaha qoysku keento faa'iido ama dhibaato? Khubarada cilmi-nafsiga ayaa ka digaya adeegsiga Apps_ka la isku r…

    17:21
  8. Is-dhaafsiga maxaabiista Xammaas iyo Israel

    Israel iyo Xammaas ayaa is dhaafsaday maxaabbiis taas oo qayb ka ah wejiga hore ee heshiiska joojinta dagaalka ee Maraykanku hoggaaminayo

    08:04
  9. SBS News Somali: Tuesday, 14 October 2025

    Kumannaan qof Qaza kusoo dhoweeyey maxaabiistii falastiin ee Israel kasii deysey xabsiyada. Xoghaya qaramanda midoobey oo ku boorriyey dhinacyada ay khusaysaa inay fursaddan uu ist…

    06:22
  10. SBS News Somali: Monday, 13 Oct 2025

    Senetor Lidia Thorpe oo sheegtay inay gubi lahayd aqalka baarlamaanka si ay ugu dagaallanto caddaaladda falastiiniyiinta. Donald Trump oo u socdaalay bariga dhexe si uga qayb galo…

    05:42
  11. SBS Somali Full Friday Program - Barnaamijkii oo dhammaystiran: 10 Octobers 2025

    Barnaamijkii Jimcaha - 10 October oo dhammaystiran.

    53:02
  12. Wararka SBS Somali 10 October, 2025

    Wararka SBS Somali 10 October.

    14:32
  13. Wararka SBS Somali 9 October, 2025

    Wararka SBS Somali 9 Oct.

    04:43
  14. Wararka SBS Somali 8 October, 2025

    Wararka SBS Somali 8 October 2025

    10:45
  15. Sagootin loo sameeyay Amina Diria oo shaqada ka fariisatay 28 sano kadib

    Sagootin loo sameeyay Amina Diria oo shaqada ka fariisatay 28 sano kadib

    13:56
  16. Wararka SBS Somali 7 October 2025

    Wararka SBS Somali 7 Oct.

    05:08
  17. Wararka Soomaaliya 3 October 2025

    Wararka Soomaaliya 3 oct

    09:12
  18. Wararka SBS Somali 2 October

    Wararka SBS Somali 2 October

    04:52
  19. Qorshaha Donald Trump ee lagu soo afjarayo dagaalka Gaza

    Dalal badan ayaa soo dhaweeyay qorshaha Donald Trump ee la doonay in colaadda Gaza lagu soo afjaro.

    08:27
  20. Wararka SBS Somali 1 Oct 2025

    Wararka SBS Somali 1 October, 2025

    09:57
Now Playing