
Podcast

Warbixin cusub oo ay wada-jir usoo saareen SBS iyo Jaamacadda Canberra University, ayaa shaaca ka qaadday in dareenka ka-mid-ahaanshaha bulshada, ee bulshooyinka kala dhaqanka duwa…

Labaatankii kun ee ugu dambeeyey ee xidhmooyinka daryeelka guriga ee waayeelka ayaa maanta la kala qaatay. Hay'adda WHO-na waxay sheegtay 460 qof lagu dilay cisbitaal ku yaalla Dar…

Warkii maanta ee Australia iyo caalamka ee maanta oo Arbaco ah

Warkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya

Dowladda federaalka ayaa barnaamijka Pharmaceutical Benefits Scheme (PBS) ku dartay daawo lagu daweeyo cudurka kelyaha. In ka badan 65,000 oo reer Australia ah ayaa la filayaa inay…

Shirkadaha warbaahinta bulshada ayaa aqbalay inay hir-geliyaan sharciga dowladda ee carruurta ka ayar 16-jir ka xakamayn doona barasha bulshada. Website cusub oo lagu qori doono ma…

Shantii qof ee Australian ahba mid ka mid ah oo u dhiganta, ku dhawaad saddex milyan oo dadka da'da weyna ah, ayaa xirfaddoodda akhriska iyo xisaabaadku hooseysaan, taas oo si weyn…

Haya'dda ACCC oo Microsoft Australia ku furtay dacwad ku saabsan inay macaamiisheeda marin-habaabisay. Canada-na waxay sheegtay inay ku talo jirto inay dhoofinta ganacsigooda u jih…

Barnaajimkii Jimce, 24 October 2025, oo dhammays tiran oo laga reebay xayaysiis.

Dowladda Victoria oo qorsheynaysa inay dumiso afartan iyo afar (44) dabaq oo guryaha dadweynaha ah. M.weynaha Ruushka ayaa isna kasoo jawaabey cunaqabatayntii cusbayd ee uu Donald…

M.weyna jamhuuriyadda iskeed isu magacowday ee Somaliland oo tegey Ceerigaabo oo la sheegay in lagu qabtay shir nabadeed.

Daraasad cusub oo laga saaray Maraykanka ayaa lagu ogaadey in carruurta yaryar ee lawska iyo walxaha kale ee ka samaysan, hore loo siiyaa ay inta badan ka badbaadaan xasaasiyadda l…

There’s no better way to experience Australia than hitting the road. Between the wide-open landscapes, country bakery pies, and unexpected wildlife, a road trip lets you take in th…

Dowladda Federaalka ayaa bilowday tijaabadii ugu horreysey ee howl-galka Airport-ka cusub ee galbeedka Sydney. Madaxweyne Donald Trump ayaa isna cunaqabatayn cusub kusoo rogey dalk…

Dabaylo iyo duufaanno ayaa laga filayaa maanta qaybo badan oo Austrlia ka mid ah. M.weynihii hore ee Faransiiska, Nicolas Sarkozy ayaa bilaabay xabsi shan sannadood ah.

Siyaasiyiintii mucaaradka ee dhowaan la heshiiey M.weyne Hassan Sh. Mohamud ayaa loo diidey inay diyaarad u raacaan Baydhabo.

Ka-hortagga dhicitaanku ma fududa, gaar ahaan marka dadku aanay akhriyi karin ama fahmi wacyi-gelinta ku qoran Ingriisada. Australia gudeheeda, afartii qofba hal qof oo da’diisu ka…

Warka maanta waxaa ka mid, taageerada caafimaadka maskaxa ee goobaha shaqada oo laga dayriyey iyo hoggaamiyaha mucaaradka federaalka oo ku baaqday in safiirka Australia u fadhiya m…

Warka maanta oo isniin ah waxaa ka mid ah, dhakhaatiirka Australia oo ku baaqday in la kordhiyo heerka tallaalka ee hargebka iyo ra'iisal wasaaraha Australia iyo Donald Trump oo be…

Waa barnaamijkii jimcaha 17 October 2025 oo dhamaystiran, lagana reebay xayaysiiskii.
