SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,209 episodesLatest 1 day agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 18

  1. SBS Somali Program Full: Barnaamijka Jimcaha 13 February 2026

    Halkan ka dhegeyso barnaajijkii Jimce 13 February 2026 oo dhammays tiran. Waxaad ka helaysaa warar iyo warbixinno muhiim ah.

    53:07
  2. SBS News Somali: Warka SBS ee Jimce 13 February 2026

    Hoggaammiyihii hore ee xisbiga mucaaradka heer federaal, Susan Ley, ayaa siyaasadda ka fadhisatay ka dib markii laga qaaday hoggaamintii xisbiga. Angus Taylor ayay xubnaha xisbigu…

    07:52
  3. Somali News: Warka Soomaaliya ee Jimce 13 February 2026

    Xubno ka tirsan golaha isku magacaabay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa haddallo ka jeediyey shir ay isugu yimaaddeen hotel ku dhex yaalla xerada Xalane.

    11:19
  4. SBS News Somali: Warka Soomaaliga ee SBS 12 February 2026

    Angus Taylor oo ah xildhibaan ka tirsan xisbiga Liberal-ka ayaa iska casiley safka hore ee xisbiga si uu hoggaanka ugula tartamo hoggaamiyaha hadda, Susan Ley. Afartan iyo siddeedd…

    05:20
  5. SBS News Somali: Warka Soomaaliga ee SBS 11 February 2026

    Muftiga Guud ee Muslimiinta Australia ayaa ku baaqay baaritaan hufan oo madax-bannaan oo lagu sameeyo hab-dhaqankii booliiska New South Wales, kaddib mudaharaadkii ka dhacay Sydney…

    11:10
  6. Somalia News: Warkii Soomaaliya ee Arbaco 11 February 2026

    Warka Soomaalia ee maanta waxaa ka mid madaxweynayaasha Puntland iyo Juppa Land, Saciid Cabdillaahi Deni iyo Ahmed Mohamed Islam (Ahmed-modoobe) ayaa soo gaaray Muqdishu si ay uga…

    10:05
  7. Forced Marriage: Dugsiyada Australia oo loogu baaqay inay hubiyaan calaamadaha guurka qasabka ah

    Booliiska Federaalka Australia ayaa ugu baaqayaan iskuullada, inay si gaar ah ugu feejignaadaan calaamadaha muujin kara in arday lagu khasbayo guur qasab ah.

    06:48
  8. America oo rabta macluumaadkaaga shakhsi. Australia ma siin kartaa?

    Waxaa laga yaabaa inaad is tiraahdo “adigu maraykan umaba socotid oo xogtaadu waa ammaan’. Laakiin waxaa suurto-ga ah, in xogta dhammaan dadka Australia lagu daro heshiiskan, sidaa…

    13:19
  9. SBS News Somali: Warka SBS ee Talaado 10 February 2026

    Premier-ka NSW Chris Minns ayaa difaacay tallaabadii ay booliisku ka qaadeen mudaharaad ka dhacay Sydney, kaas oo lagaga soo horjeeday booqashada madaxweynaha Israa’iil, Isaac Herz…

    05:40
  10. Australiyaan badan oo xabsiyada ku xidhan iyo kharashkooda badan. Nidaamku ma shaqyanyaa?

    Celcelis ahaan, in ka badan 45 kun oo qof oo qaangaar ah ayaa maalin kasta la xirayey sannad-maaliyadeedkii 2024–2025, taas oo qiyaastii 2,500 qof ka badan sannadkii ka horreeyay.

    12:57
  11. SBS Somali Program Full: Barnaamijkii Jimcaha 6 February 2026 oo dhammaystiran

    Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimcaha 6 February 2026 oo dhammaystiran, xayaysiikiina laga reebay

    50:58
  12. SBS News Somali: Warka Soomaaliga ee Isniin 9 February 2026

    Premierka New South Wales oo deggenaan iyo isxakemeyn ugu baaqan debed-baxayaasha ka dib imaatinkii madaxweynaha Israel, Isac Herzog. Xildhibaan soo jeediyey in gubidda calanka Aus…

    05:14
  13. How does IVF work in Australia? - Australia Explained: Sidee bacrinta ugxantu (IVF) uga shaqaysaa Australia?

    Did you know that IVF is not the first, but in fact the last step in a sequence of fertility treatments? In Vitro Fertilisation is regulated by state and territory laws. It can als…

    11:53
  14. Nipah Virus: Fayras halis oo ka dillaacday India

    Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegtay in heerka dhimashada cudurkani u dhaxeyso 40 ilaa 75 boqolkiiba, in kasta oo ay ku xiran tahay mugga nidaamka caafimaadka ee goobt…

    09:15
  15. SBS News Somali: Warka SBS Jimce 6 February 2026

    Guddoomiyaha xisbiga Labour-ka oo ka digay xisbiga One Nation oo sii xoogeysanaya iyo Ra'iisal-wasaare Albanese oo heshiis amni maanta la saxeexan doona dhiggiisa Indonisia.

    10:13
  16. Somalia News: Warkii Soomaaliya Jimce 6 February 2026

    Dagaal ka dhacay Baydhabo oo u dhexeeyey ciidamada dowladda iyo ciidammo kale oo la sheegay. Maxayse ka yiraahdeen mas'uuliyiinta u kala hadashay labadad dhinac?

    08:57
  17. #103 Talking about online dating (Med) - Learn English ep #103: Baro Ingriisi - erayada shukaansiga Internet-ka

    Learn everyday English phrases for online dating. Practise expressions like “match,” “ghosted,” and “slide into DMs” while improving your speaking skills. - Baro ereyo iyo jumlado…

    11:00
  18. Raadin Ballaaran: Booliiska Victoria oo raadinaya Dezi Freeman

    Baadhitaan cusub oo lagu raadinayo Dezi Freeman ayaa ka bilaabmay deegaan fog oo ka tirsan Victoria. Mr Freeman ayaa lagu eedeeyay inuu dilay laba askari boolis ah, uuna dhaawacay…

    06:11
  19. SBS News Somali: Warka SBS ee Khamiis 5 February 2026

    Dawlada Federaalka ayaa la rumeysan yahay inay ka fiirsaneyso in la beddelo ama la tirtiro cashuur-dhimis horey u jirtey oo la yiraahdo (Capital Gains Tax) si loo xalliyo u-sinnaan…

    05:10
  20. SBS News Somali: Warka SBS ee Arbaco 4 February 2026

    Hoggaamiyaha mucaaradka heer federaal, Susan Ley, ayaa sheegtay inay labada xisbi ee Liberal iyo National dib u midoobi doonaan. Dowladda Qatar-na waxay sheegtay inay ku howlan yih…

    09:44
Now Playing