SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,209 episodesLatest 1 day agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 17

  1. Ingiriiska ma u dhoofaysaa? Xeer cusub bay kusoo rogeen socdaalayaasha haysta labo dhalasho

    Laga bilaabo 25-ka Febraayo 2026, muwaadiniinta haysta labada dhalasho ee Australia iyo Ingriiska, ayaa halis ugu jira in loo diido gelintaanka dalka Ingriiska. Halkan ka dhegeyso…

    07:09
  2. Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 25 February 2026

    Warkii Soomaaliya halkan ka dhegeyso

    09:38
  3. Dhimashada Shilalka Waddooyinka oo aad u korodhay iyo khubarada oo ka digey

    Tirada dhimashada shilalka waddooyinka ee Australia ayaa kor u sii kacaysa. In ka badan kun iyo saddex boqol oo qof (1,300) ayaa ku dhintay waddooyinka Australia sanadkii la soo dh…

    11:13
  4. SBS News Somali: Warka Talaado 24 February 2026

    Booliiska New South Wales ayaa sheegay inay heleen wax ay aaminsan yihiin inuu yahay maydka nin 85 jir ah oo lagu magacaabi jiray Chris Baghsarian. Saraakiisha dambi-baarista ee ki…

    04:35
  5. SBS News Somali: Warka Isniin 23 February 2026

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Ra'iisal-wasaaraha oo diidey soo-jeedin uga timid mucaaradka, kuna saabsan, in dembi loo sameeyo ciddii qof argagixiso lala xiriiriyey ka caawiya in…

    06:09
  6. SBS Somali Program Friday: Barnaamika Jimce 20 February 2026 oo dhan

    Halkan ka dhegeyso barnaamijkii jimcaha 20 February 2026 oo dhammays tiran. Wararkii Australia, caalamka, Soomaaliya iyo warbixinno kale oo faa'iido leh baa ka mid ah.

    56:33
  7. Your guide to using sunscreen in Australia - Australia Explained: Wax ka ogow sida kiriimka qorraxda (sunscreen) loogu istimaalo Australia

    Australia’s sun can be harsh. And sunscreen is one key measure protecting us against harmful sun exposure. We asked three scientists about sunscreen facts, myths and choosing the r…

    13:00
  8. #104 Talking about school exams | NAPLAN - Learn English Ep #104: Barnaamijka Baro Ingriisi

    Learn useful English for talking about school tests, studying, exam pressure, and when you do really well. - Baro sida Ingriisi loogaga hadlo imtixaannada Iskuulka, barashada casha…

    11:43
  9. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga 20 February 2026

    Muslimiinta Sydney ayaa Puauline Handson ugu baaqay inay soo booqato xaafadda Lakemba si ay u barato deegaanka. Tan ayaa timid kadib markaa ay Pualine dhowaan sheegtay in aanu jiri…

    12:07
  10. Somalia News: Warka Soomaaliya 20 February 2026

    Xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya waxaa kasoo dhammaaday w ejigii koowaad ee shirkii madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo golaha mustaqbalka. Waxaa looga hadlay arrima…

    09:16
  11. Cunsuriyadda (Racism) oo la ogaadey inay ku badan tahay jaamacadaha Australia

    Ardayda iyo shaqaalaha asal ahaan ka soo jeeda Dadka dhulka loogu yimid, Shiinaha, Afrika, kuwa Yuhuudda ah iyo bariga dhexe ayaa sida warbixintu sheegtay, dareemay cunsuriyadda ug…

    14:22
  12. SBS News Somali: Warka Khamiis 19 February 2026

    Masaajidka Lakembe ee magaalada Sydney ayaa bill gudeheed loogu soo diray waraaq hanjebaad ah. Booliiska ayaa kordhinaya gaaf-wareegga iyo ilaalinta goobaha cibaadada.

    05:01
  13. ACCC oo Coles ku eedeysay inay ka been sheegeen qiimo-dhimis

    Ha'adda ACCC ayaa shirkadda dukaammada waaweyn ee Coles ku eedeysay inay macaamiishooda ku marin habaabiyeen qiimo-dhimis aan run ahayn. Maxakamadda Federaalka Australia ayay dacwa…

    06:08
  14. SBS News Somali: Warka Arbaco 18 February 2026

    Dowladda New South Wales ayaa soo bandhigtay hindise-sharciyeed la yiraahdo, crime amendment bill, si loogula dagaallamo xag-jinimada garabka midigta kaddib markii uu mudaharaad ne…

    11:14
  15. Interview: Waraysi - Jaamac Faarax oo ka warramay qalab caafimaad oo gaadhey Dire Dawa

    Container laga buuxiyey alaab iyo qalab caafimaad ayaa dhowan gaarey Dilchora Referal Hospital - Dire Dawa. Waa deeq ay hay'adda Rotary Club ee Footscray ay direen. Jaamac Faarah o…

    11:32
  16. Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 18 February 2026

    Warka Soomaaliya waxaa ka mid ah maanta, shirweyne lagu qabtay Muqdisho oo loogu yeeray 'Badbaadada Dowlad-goboleedkka Koonfur Galbeed' iyo mas'uuliyiin hore oo ka hadashay.

    10:59
  17. How to recover from bushfires - Australia Explained: Sida looga soo kabto dab-kaymeedka

    Australia’s hot, dry climate and unique landscapes make it one of the most bushfire-prone countries in the world. As climate change drives higher temperatures and drier conditions,…

    12:12
  18. SBS News Somali: Warka SBS ee Af-Soomaaliga 17 February 2026

    Dukumiintiyo la xiriira dambiilihii galmada lagu xukumay ee geeriyooday, Jeffrey Epstein, ayaa muujinaya in tacaddiyada loo geystay haweenka iyo gabdhahu ay ahaayeen kuwo baahsan,…

    04:55
  19. 60-guuradii lacagta Australia ee tobanleyda ah (Decimal Currency)

    14-kii Febraayo ee 1966-dii ayay ahayd subaxii ay dadka Australia kusoo tooseen lacag cusub (dollar) iyo hab cusub oo loo xisaabiyo. Wax ka ogow taariikhda lacagta Australia iyo sa…

    10:06
  20. SBS News Somali: Warka SBS Isniin 16 February 2026

    Ku xigeenka hoggaanka mucaaradka heer federaal ayaa sheegtay in beddelaadda siyaasaddoodu aanay ahayn mid ay kula tartamayaan taageerada sii kordhaysa ee xisbiga One Nation. Naveed…

    05:32
Now Playing