SBS Somali - SBS Afsomali
Diiwaanka kuleylka oo jabay iyo cimilo ba'an: Khubaro qaylo-dhaan ka soo saaray xaaladda aduunka artwork

Diiwaanka kuleylka oo jabay iyo cimilo ba'an: Khubaro qaylo-dhaan ka soo saaray xaaladda aduunka

SBS Somali - SBS Afsomali
10:59
Play episode

Show notes

Waxaa adduunka hadda soo martay, 11-kii sano ee ugu kululaa ee abid la diiwaan geliyo. Warbixin cusub oo ku saabsan cimilada ayaa ka digaysa, in adduunka aynu ku noollahay sii kululaanayo. Maxayse uga dhigan tahay reer Australia?

More from this show

More
Now Playing
Diiwaanka kuleylka oo jabay iyo cimilo ba'an: Khubaro qaylo-dhaan ka soo saaray xaaladda aduunka — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music