SBS Somali - SBS Afsomali
Khubarada: Shirkadaha baraha bulshada waa in la saaro cadaadis artwork

Khubarada: Shirkadaha baraha bulshada waa in la saaro cadaadis

SBS Somali - SBS Afsomali
07:19
Play episode

Show notes

Guddiga badbaadada internetka ee Australia ayaa bishan gudeheeda ku hanjabay inay maxkamad soo taagi doonaan shirkadaha baraha bulshada, ka dib markii ay iska indha-tireen sharciga baraha bulshada ka mamnuucaya carruurta ka yar 16-ka sano. Guddigu ayaa baaraya qaar ka mid ah baraha ugu waaweyn adduunka, sida Instagram iyo Facebook oo ay leedahay shirkadda Meta, iyo sidoo kale YouTube, Snapchat, iyo TikTok.

More from this show

More
Now Playing