SBS Somali - SBS Afsomali
Dood eedo cunsurinimo oo ka dilaacday aqalka Senatka artwork

Dood eedo cunsurinimo oo ka dilaacday aqalka Senatka

SBS Somali - SBS Afsomali
08:44
Play episode

Show notes

Todobaadkii la soo dhaafay aqalka Senatka Australia ayaa waxaa ka dilaacay buuq iyo aflagaado markii Senator Pauline Hanson oo ah hogaamiyaha xisbiga One Nation ay ku eedaysay Senator Fatima Payman inaysan xaq u lahayn inay baarlamaanka sii fadhido maadaama ay dhici karto inay wali haysato dhalasho dal kale.

More from this show

More
Now Playing
Dood eedo cunsurinimo oo ka dilaacday aqalka Senatka — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music