SBS Somali - SBS Afsomali
SBS News Somali: Warka Jimce 6 March 2026 artwork

SBS News Somali: Warka Jimce 6 March 2026

SBS Somali - SBS Afsomali
11:22
Play episode

Show notes

Dowladda Australia ayaa ku dhawaaqday in ururka Hizb ut-Tahrir loo aqoonsaday ururkii ugu horreeyay ee lagu daro liiska kooxaha nacaybka ee mamnuuca ah, sida ku cad xeerka dambiyada ee dalka. Maraykankuna wuxuu Ukraine ka codsaday inay ka caawiso difaacidda diyaaradaha aan duuliyaha lahayne ee Iran oo khatar ku haya dalalka Khaliijka.

More from this show

More
Now Playing
SBS News Somali: Warka Jimce 6 March 2026 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music