SBS Somali - SBS Afsomali
SBS News Somali: Warka SBS ee Arbaco 21 January 2026 artwork

SBS News Somali: Warka SBS ee Arbaco 21 January 2026

SBS Somali - SBS Afsomali
08:32
Play episode

Show notes

Aqalka Senate-ka Australian, ayaa ansixiyey sharciga xakamaynta hadallada nacaybka ah iyo ka. dib-u-habaynta sharciyada hubka, waxaase 'Maya' ku codeeyey xisbigiyada National-ka iyo Greens-ka. Israel-na waxay burburisay xaruntii dhexe ee hay'adda qarammada midoobey ee UNRWA ay ku lahayd Qudus.

More from this show

More
Now Playing
SBS News Somali: Warka SBS ee Arbaco 21 January 2026 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music