SBS Somali - SBS Afsomali
Saameyntii 2025 ee siyaasadda iyo amniga Australia artwork

Saameyntii 2025 ee siyaasadda iyo amniga Australia

SBS Somali - SBS Afsomali
22:54
Play episode

Show notes

Siyaasaddaha Australia sannadkan 2025,, waxaa la yiraahdaa waxay ahayd, mid bilowgii horeba la sii saadaalin karayey iyo kuwo filanwaa noqdayba. Waxaa ka mid ahaa doorashadii bishii May, oo uu xisbiga Labor-ku dib ugu soo laabtay talada, isagoo guul ballaaran ku hantiyay, halka laba hoggaamiye oo mucaarad ah — Peter Dutton iyo Adam Bandt — ay labaduba lumiyeen kuraastoodii.

More from this show

More
Now Playing
Saameyntii 2025 ee siyaasadda iyo amniga Australia — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music