SBS Somali - SBS Afsomali
Kuleyl Ka Daran Kii Hore Ayaa Soo Socda Sida ay Hay’adda Cimilada Adduunku sheegtay artwork

Kuleyl Ka Daran Kii Hore Ayaa Soo Socda Sida ay Hay’adda Cimilada Adduunku sheegtay

SBS Somali - SBS Afsomali
07:16
Play episode

Show notes

Warbixin cusub oo ay soo saartay Hay’adda Cimilada Adduunka ayaa ka digaysa in shanta sano ee soo socota ay dunidu wajahayso kulayl hor leh, iyadoo ay u badan tahay in la jabiyo rikoodhadii hore ee heerkulka. Khubaradu waxay sidoo kale ka digayaan saamaynta arrintani ku yeelan karto dadka, deegaanka iyo nidaamyada cimilada, iyagoo ku baaqaya tallaabooyin degdeg ah oo lagu xakameeyo isbeddelka cimilada.

More from this show

More
Now Playing
Kuleyl Ka Daran Kii Hore Ayaa Soo Socda Sida ay Hay’adda Cimilada Adduunku sheegtay — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music