SBS Somali - SBS Afsomali
Waraysi: Abdiaziz Farah iyo warbixinta Islam nacaybka artwork

Waraysi: Abdiaziz Farah iyo warbixinta Islam nacaybka

SBS Somali - SBS Afsomali
19:21
Play episode

Show notes

Waxaa dhawaan la soo bandhigay warbixin looga hadlay sida wax looga qaban lahaa Islam nacaybka Australia ku sii kordhaya. Waxaan ka waraysanay Abdiaziz Faraha oo ah xoghayaha Muslim Society Victoria.

More from this show

More
Now Playing