SBS Somali - SBS Afsomali
SBS News Somali: 31 July 2025 artwork

SBS News Somali: 31 July 2025

SBS Somali - SBS Afsomali
04:05
Play episode

Show notes

Sharcigii Labour-ka ee dayn dhimidda ardayda jaamacadaha iyo TAFE-ka ayaa maanta baarlamanku meel mariyey. Kaymaha buuraha waqooyi ee Australina waxaa laga helay cayayaan dhererkiisu yahay 40 cm oo la rumaysan yahay inuu yahay kan ugu culus.

More from this show

More
Now Playing
SBS News Somali: 31 July 2025 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music