SBS Somali - SBS Afsomali
Deeqda Wheelchair-ka: Sida uu Des u beddelay nolosha 12,000 oo qof artwork

Deeqda Wheelchair-ka: Sida uu Des u beddelay nolosha 12,000 oo qof

SBS Somali - SBS Afsomali
07:09
Play episode

Show notes

Koox iskaa-wax-u-qabso ku shaqaysa ayaa soo aruursada baskeellada ama bushkleetiyada gabooba ee la tuuro, iyagoo dabadeed ka sameeya kursi taayiro leh oo ay isticmaali karaan carruurta curyaannada ahi. Hay’ado samo-fal oo caalami ah ayay u sameeyaan.

More from this show

More
Now Playing
Deeqda Wheelchair-ka: Sida uu Des u beddelay nolosha 12,000 oo qof — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music