SBS Somali - SBS Afsomali
SBS Somali News - Warkii Australia iyo caalamka: Jimce 5 December 2025 artwork

SBS Somali News - Warkii Australia iyo caalamka: Jimce 5 December 2025

SBS Somali - SBS Afsomali
09:35
Play episode

Show notes

Digniin ku saabsan kulayl aad u sarreeya ayaa laga soo saaray inta badan gobolka New South Wales, iyadoo la filayo in heerkulku qaybo ka mid ah magaalada Sydney uu gaaro 40°C. Sharci ay soo wada saareen dowlad-goboleeyada Australia ayaa dhigayaa in haddii hal dowlad-goboleed ay qof ka mamnuucdo haysashada, Working with Children Check, ay sidoo kale, kuwa kalena ka mamnuucayaan.

More from this show

More
Now Playing
SBS Somali News - Warkii Australia iyo caalamka: Jimce 5 December 2025 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music