SBS Somali - SBS Afsomali
SBS News Somali: Warka SBS ee Jimce 23 January 2026 artwork

SBS News Somali: Warka SBS ee Jimce 23 January 2026

SBS Somali - SBS Afsomali
08:57
Play episode

Show notes

Imaamka masaajidka Lamemba ee magaalada Sydney ayaa loo soo diray waraaq hanjebaad ah oo ay Islamophobia Register Australia (IRA), ku sheegeen mid "aad naxdin u leh". Burburin, dil iyo afduub ayaa ka mid ah hanjebaadaha ku qoranaa. Booliiska iyo hay'adaha ay khusayso ayaa loo dhiibay waraaqda, siday ay sheegeen IRA.

More from this show

More
Now Playing
SBS News Somali: Warka SBS ee Jimce 23 January 2026 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music