SBS Somali - SBS Afsomali
“Jirka haweenka yaan loo isticmaalin dagaalka" – Digniin ka soo baxday Medecines Sans Frontieres (MSF0 artwork

“Jirka haweenka yaan loo isticmaalin dagaalka" – Digniin ka soo baxday Medecines Sans Frontieres (MSF0

SBS Somali - SBS Afsomali
10:43
Play episode

Show notes

Gudaha dalka Suudaan ayaa kufsiga loo isticmaalayaa sidii "hub dagaal oo kale. Haweenka iyo gabdhaha ka baxsanaya colaadda ayaa ka sheekaynaya kufsi kooxeed iyo jirdil loo geystey intii ay qaxayeen oo ay isku dayayeen inay gaaraan meel nabad ah. Sidaana waxaa lagu sheegay warbixin ay soo saareen hay'adda MSF.

More from this show

More
Now Playing
“Jirka haweenka yaan loo isticmaalin dagaalka" – Digniin ka soo baxday Medecines Sans Frontieres (MSF0 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music