SBS Somali - SBS Afsomali
Barnaamij timaabo oo guryo cusub siinaya hooyada keli ah ee guri-la'aantu hayso artwork

Barnaamij timaabo oo guryo cusub siinaya hooyada keli ah ee guri-la'aantu hayso

SBS Somali - SBS Afsomali
09:49
Play episode

Show notes

Waxaa soo baxaya baaqyo lagu dalbanayo guryo raqiis ah, kadib markii ay sii kordheen tirada dumarka iyo gabdhaha hoy la’aantu ku dhacay. Hooyo laba carruur ah leh – oo duruufo adag soo martay – ayaa hadda rajaynaysa inay, mashruuc cusub oo xagga guriyeynta ah ka heli doonto guri

More from this show

More
Now Playing
Barnaamij timaabo oo guryo cusub siinaya hooyada keli ah ee guri-la'aantu hayso — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music