SBS Somali - SBS Afsomali
Bangiyada oo ka digaya khayaamooyinka cusub ee AI deepfake. artwork

Bangiyada oo ka digaya khayaamooyinka cusub ee AI deepfake.

SBS Somali - SBS Afsomali
15:12
Play episode

Show notes

Qoysaska ka walwalsan khiyaamooyinka ku saabsan deepfake-ga codka — sida qof iska dhigaya ilmahaaga ama qof kale oo qoyskaaga ah, oo lacag degdeg ah ku weydiisanaya — Mr Roberts wuxuu kula talinayaa, tallaabo sahlan oo ay ku badbaadi karaan. Waa inay samaystaan is-af-garasho ama password ay qoyska oo keliyihi isla og yihiin.

More from this show

More
Now Playing
Bangiyada oo ka digaya khayaamooyinka cusub ee AI deepfake. — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music